Faysal Cali Waraabe Oo Isbahaysiga KULMIYE Ugu Baaqay Inay Ku Biiraan Xisbiga UCID

Hargeysa — Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, Diiwaangelinta, safarkii ay Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ku tageen Deegano Gobolada Togdheer ka tirsan, waxaanu jawaab adag ka bixiyey qodobadii ka soo baxay Shirkii wada tashiga ee Somaliya kaga hadashay Doorashooyinka oo ay Somaliland ku soo dartay, aragtidiisa…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo Lug Kudhex Mushaaxay Bosaso SAWIRO

Garowe 30.Jan 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaasocod dheer oo lug ah kusoo maray qaybo kamid ah shaaracyada waaweyn ee magaalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland. Madaxweynaha ayaa sood dheer  kadib waxaa uu  gaarey Hotel Gacayte oo ku yaalla woqooyiga Boosaaso gaar ahaan xaaxiga ama  xeebta Boosaaso, halkaas oo uu kulan  nasasho iyo qaxwayn…

Read More

Somaliland: Haya’dda u Qaabilsan La Dagaalanka Musuqmaasuqa Oo Sheegtay Xeerka Loo Ansixiyay Aanay Shaqo Ku Qaban Karin

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Musuq-maasuqu  waa cudur iyo aafo ragaadiyay horumarka    wadamo badan oo caalamka ah, gaar ahaana dalalka qaaradda Afrika, haddii ay tahay wadamadda horumaray iyo kuwa soo korayaba. Waxaana loo nisbeeyaa sababta  inta badan  badan dib-u-socodka ka dhigtay dawladaha Afrika in uu kow ka yahay musuqmaasuqa iyo maamul-xumadda, kaasi oo saameeya  dhinacyadda  dhaqaalaha,…

Read More

“Waxyaabaha Carqaladda Ku Noqday In La Fuliyo Xeerarka Dalka Waxa Ka Mid Ah Dhaqanka Kufsiga……” Wasiirka Caddaaladda

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Faarax Cadarre, ayaa soo jeediyay in kiisaska fal dambiyeedka ah ee ay ciddi gasho loo daayo caddaalada iyo xeerarka dalka oo lagu dhammeeyo, isla markaana laga daayo xeer dhaqameedka lagu xalinayo kiis ciqaabeedyada uu kufsigu ka midka yahay ee xalka sharciga lagala ordayo…

Read More

Ban Ki Moon oo ka hadlay go’aankii kasoo baxay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho ka dhacay

New-york   — Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa soo dhaweeyay go’aamada ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran ee ka dhacay Muqdisho. Xoghayaha ayaa ugu hambalyeeyay madaxda soomaalida go’aanka ay gaadheen, waxaana uu ku tilmaamay go’aan dhabada u xaadhaya isbedel wanaagsan oo xiligii loogu talagalay yimaadda, marka ay dhamaato mudada u hadhay dawladda…

Read More

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Gaadhay Addis Ababa (Sawirro)

Addis-Ababa — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii gaaray Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya, iyadoona uu kaga qaybgeli doono Shir Madaxeedkii 26-aad ee Midowga Afrika. Shir Madaxeedka Midowga Afrika, ayaa arrimaha ugu waawayn ee lagu soo qaadi doono waxaa ka mid ah colaadaha ka aloosan dalalka Burundi iyo…

Read More

Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Hadlay Sanam Uu Sheegay In Magaalada Hargeysa Laga Dhex Taagay iyo Rukuucdii Madaxweynaha Soomaaiya

Hargeysa,30jan,2016(QJ/SDN) –Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Aadan Sunne] oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay sanam laga dhex taagay magaalada Hargeysa, kaas oo ah macatabka ay masiixiyiintu caabuddo. Sheekh Aadan Sunne, ayaa sheegay in sanamkaasi laga taagay meel u dhow warshaddii hore ee caanaha magaalada Hargeysa. Sheekha oo maanta khudbadiii jimcaha kaga hadlay arrintani…

Read More

CabdiCasiis Maxamed Samaale Oo Dalka ka Dhoofay Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Sii Sagootiya

 Hargeysa —Wasiirkii Hore ee Wasaarada maaliyada somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Kamida garabka isbahaysiga Kulmiye ayaa maanta dalka dibadiisa u dhoofay, Isaga oona U dhoofay Dalka Itoobiya gaar ahaana Caasimada Addis Ababa. Waxaana Markii uu Ka duulaya madaarka caasimada hargeysa ee Cigaal Igal airport halkaasi kusii sagootiyay Xildhibaan Waabeeyo oo kamida Xildhibaanada Golaha wakiilada somaliland…

Read More

SOMALILAND Oo Si Aadag Ugu Jawaabtay Dawlada Soomaaliya

“Waxaan u soo jeedin lahaa inay gurigooda nabadeeyaan,dhibaatada dalkooda ka jirtana….. haddii ay doonayaan inay cid siiyaan ha siiyaan dadkii xamar joogay ee xaqa u lahaa”Wasiir Waran-Cade Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inaanu khuseynin go’aanka ka soo baxay shirkii madasha wada-tashiga Soomaaliya oo jidaynayay qaabka ay doorashadu uga dhacayso Soomaaliya, oo ay ku jirto…

Read More

Wiilal Soomaali ah oo dhac ka geystay Magaalada Minneapolis, Gobolka MN ee Dalka Mareykanka

Minnesota —Labo Wiil oo Soomaali-American ah oo lagu Qiyaasay da’dooda 20-jirka, kaddib markii ay habeenimadii Talaadadii ay dhac u gaysteen Macaamil ay wax kula iibsanayeen Ganacsiga Nooca loo yaqaanno Online-ka ee Craigslist meel wax-yar ka baxsan Dukaanka wayn ee Walmart ee Xaafadda Shakopee MN. Booliiska Shakopee ayaa sheegay in mid ka mid ah labadan wiil…

Read More

FAROOLE: Beesha Calaamku Arrimaha Somalia Faraha ha kala Baxaan ama Toos ha u Xukumaan

Garoowe — Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa kasoo hor-jeestay Heshiiskii lagu Go’aamiyay nooca Doorasho ee Somalia ka dhici doonta sanadkan 2016-ka, wuxuuna taageeray mowqifka madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas uu ku diiday go’aannadii kasoo baxay Shirkii Wada-tashiga ee lagu qabtay Muqdisho. C/raxmaan Faroole oo warfidiyeenka kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay sidii…

Read More

AXMED MADOOBE: Nidaamka 4.5-ka ah Waanu Diidnay Balse Waa Nidaam Fad ama ha fadin ah

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay ee looga doodayay Nooca Doorasho ee dalka ka dhacaysa daba-yaaqada Sannadkaan. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Shirkii Kismaayo ka dhacay ee ay Madaxda Dalka isugu timid ee looga hadlayay qaabka…

Read More

Dawladaha Jabuuti Iyo Dubai Oo Xidhiidhkii Ka Dhaxayn Jiray Ee Saaxiibtinimo Soo Cesheday

Jabuuti — Wefti balaadhan oo uu hogaminayo wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga  Caalaamiga ee jabuuti  Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ka qayb galay shirkii golaha wasiirada dawladaha carabta ee ka qabsoomay Abu dhabi. Waxaana Wafdiga  wasiirka arrimaha dibadda socdaalkiisa, ka mid ahaa safiirka dalka jamhuuriyadda jabuuti u fadhiya Masar Ambassador Cumar Muuse Darar, iyo agaasimaha waaxda…

Read More

Sheekh Maxamed Idiris Oo Ka Hadlay Rukuucdii Madaxweynaha Soomaaliya Ee Bakhtigii Ciidanka Kenya

Hargeysa, 29,Jan,2016(QJ/SDN) – Sheekha caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Idiris ayaa ka hadlay Sawir laga soo qaadday madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo u rukuucaya ama se u sujuudaya Bakhtigii Ciidamada Kenya ee deegaanka Ceel-cadde Al-shabaab ku laayeen. Sheekh Maxamed idiris ayaa madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ka codsaday in uu shacabka u caddeeyo sababta…

Read More

Go’aan Ka Cadhaysiiyay Somaliland Iyo Puntland-na Oo Ay Soo Saartay Dawlada Soomaaliya

Muqdisho —Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa khudbad ka jeediyay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya ku ansixiyeen ansixiyey qodobadii ka soo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamiyey hannaanka doorasho sanadkan 2016. Go’aankaas oo ka cadhaysiiyay Somaliland iyo Puntland, Waxaanu Wasiir Xayir yidhi “Aqalka Sare marka lagu qeybiyo lixda maamul ee imika…

Read More

Somaliland Oo Muddo Bil Ah Ku Dartay Muddadii Loo Qabtay In Soo Galootiga Sharci-daradda Ahi Kaga Baxaan Dalkooda

Hargeysa —Taliyaha hogaanka socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf “Ina Cambaro” ayaa shir-jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa kaga xog-waramay, halka ay mareyso go’aankii xukuumaddu dadka sharci-daradda dalka ku joogga ugu qabatay in ay kaga baxaan muddo bil gudaheed ah. Taliyaha socdaalka ayaa shirkiisa jaraa’id ee maanta ku sheegay in ay si habsami ah u…

Read More

Ficilka uu sameeyay Xassan Sheekh sow diin kabax ma ahan?

Wax lala yaabo ma ahan in hoggaamiyaasha maamullada dabadhilifyada soomaalida ay u hoggaansamaan awaamirta madaxdooda oo ay ciqaab adag marsiiyaan shacabka muslimiinta soomaalida. Hoggaamiyaasha kaba qaadka u ah Itoobiya iyo Kenya ayaa wajahaya fadeexado iyo waji gabax ay kala kulmayaan shacabka soomaaliyeed,dabadhilifyadu malahan haba yaraatee sariigasho waxayna gacmaha kula jiraan Bakhti uraya!. Xasan Sheekh Maxamuud…

Read More