Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanu Xisbiga UCID Gobollada bariga Somaliland ka Jirin isagoona Shaaciyay Safar Uu Ku Tagi Doono Bariga DAAWO

    Hargeysa,1jan,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo lagu wado in socdaal ku tagi doona dhawaan bariga Somaliland ayaa tilmaamay in xisbiga Ucid aanu ka jirin bariga Somaliland, maadaama isaga iyo musharaxa UCID midkoodna ka soo jeedin gobollada Bari. Waxa uu sheegay inay u qorshaysan tahay sidii xisbiga looga dhigi lahaa mid…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Maanta la filayo inay Wada hadal la bilaabaan Saraakiisha Kooxda Khaatumo DAAWO

      Caynaba 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Gaadhay Magaalada Caynabo ee Xarunta u ah Gobolka Saraar Halkaas oo ay Wada hadalo kula leeyihiin Mas’uuliyiin ka tirsan Kooxda Khaatumo ee uu hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh.

      Read More

        Dawladda Jabuuti oo Xidhay Wasiirkii hore ee Diinta & Awqaafta oo dhaawac ah 32 qof oo kale {DHAGAYSO}

        Jabuuti 01.Jan 2016 (SDN/QJ):-Dowladda Djibouti ayaa Xabsiga dhigtay Wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan oo dhawaan ku dhaawacmay rabshadihii ka dhacay degmada Belbela ee duleedka Caasimadda Djibouti. Afhayeenka dallada Mucaaradka ah ee USN Daahir Axmed Faarax, ayaa VOA u sheegay in Xaamud ay ciidammadu ka kaxeysteen albaabka hore ee Cisbitaalka Shalay markii…

        Read More

          “Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Warar Xun Oo Laga Hayo Waxaad Moodaa Inay Horseedayso Inay U Kala Qaybiso Dalka Somaliland Faderaal.” DAAWO

          Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo bandhigay Qorshayaal ay Sheegeen In Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay ku hawlan tahay Kuwaas oo ay ku Kala qaybinayso Shacabka Iyagoo intaas ku dray in Xukuumada talada haysaa ay hoosta ku wadato Nidaamka Federaalka Somalia.

          Read More

            Sheekh Dirir Iyo Sheekh Maxamed Cali Gadhle oo Xaaraan ku Tilmaamay Dabaal Dega Curashadda Sannadka Cusub ee Miilaadiga DAAWO

            Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Laba ka Mid ah Culimadda Somaliland ayaa ka hadlay halka ay diinta Islaamku ka taagan tahay Dabaal degyada loo sameeyo Curashada Sannadka Milaadiga ah ee Maanta inoo Kowsaday. Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir iyo Sheekh Maxamed Cali Gadhle ayaa ka waramay dabaal degyada ay bulshadu samayso bilashada sannadka Miilaadiga ah.

            Read More

              “Magaalada Hargaysa Badhtamaha Sannadkan Cusub waxay heli doontaa Biyo Ku Filan” Wasiirka Qorshaynta Qaranka DAAWO

              Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xuseen Ismaaciil “Cali Shoonbe” ayaa Sheegay in Badhtamaha Sannadkan Cusub ee Maanta Bilaabmay Magaalada Hargaysa ay wada heli doonto Biyo Ku filan,Waxaa Kale oo Wasiirku ka hadlay in Beesha uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo ay ku biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. https://www.youtube.com/watch?v=PmNWrbbaeig

              Read More

                Golaha Wakiiladda oo ay Weli hor taalo Odoroska Miisaaniyadda Qaranka,Sannadkii ay dhaqan geli lahayd oo Bilaabmay Iyo Sharciyada dalku Waxay ka tidhi

                Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku guuldaraystaan ansixinta odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2016 oo Xaruntooda taalla Bishii u dambeysay iyo illaa Maanta oo ah oo uu Bilaabmay Sannadka Cusub ee 2016ka. Wasiirka Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo 5tii bishii December u soo gudbisay Golaha Wakiillada Miisaaniyadda Qaranka ee sannadka 2016, ayaa…

                Read More

                  Nicholas Kay officially left Somalia-video

                  Nicholas Kay, officially left Somalia bringing to an end an illustrious diplomatic stint spanning more than two years in the country. The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, officially left Somalia bringing to an end an illustrious diplomatic stint spanning more than two years in the country. A short send-off…

                  Read More

                    “Haddii Reer Burco oo dhami isku tagtaan laaluush ii sheegan maysaan..” Maayarka Magaalada Burco DAAWO

                    Burco 01.Jan 2016 (SDN/QJ):-Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muuse Muraad, ayaa beeniyey Warar la xidhiidha inuu sameeyay Musuqmaasuq isla-markaana Laaluush ka qaatay Cid gaar ah. Maayarka oo  ka hadlayey Munaasibad Komiishanka Maamul-Wanaagga iyo La dagaalanka Musuqmaasuqu ku qabteen Burco, ayaa yidhi, “Haddii Reer Burco oo dhami isku tagtaan laaluush ii sheegan maysaan, odhan maysaan Maxamed Muraad…

                    Read More

                      “Markaad Maqasho waxa la Iibinayaa Saldhiggii, Maktabaddii & Birjeex, Waxaad is weydiinaysaa Xoriyad la soo noqoshadii Somaliland ma waxay ahayd…” Cabdkariin Axmed Mooge

                      Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):-Wasiir ku-xigeenkkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Cabdkariin Axmed Mooge, ayaa ka hadlay wararka sheegaya in la iibinayo Xarumo ay ka mid yihiin Saldhigga dhexe ee Booliska Hargeysa iyo Xerada Ciidammada Qaranka ee Birjeex iyo maktabadda Gaandi. Cabdikariin oo Qoraal kooban soo dhigay bogga uu ku leeyahay Face-book-ga ayaa yidhi, “Markaad…

                      Read More

                        Dhacdooyinkii Ugu Waawaynaa Soomaaliya Ka Dhacay Sanadkii Dhamaaday Ee 2015 iyo Geeridii Wariye Cawke Oo Noqotay Dhacdadii Ugu Xanuunka Badnayd {DHAGEYSO}

                        Muqdisho,1Jan,2016(QJ/SDN)-Waa barnaamij gaar ah, oo aan ku eegayno dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay dalka Soomaaliya, sanadka 2015. Iyadoo si gaar ah aanu diiradda ugu saari doonno dhacdooyinka dhanka ammaanka iyo siyaasadda. Haddaba, Halkan Hoose Ka Dhagayso Barnaamijkaas oo Dhameystiran: Halkan Guji Oo Ka Dhagayso Dhacdooyinkii Ugu Waaawaynaa Soomaaliya Sanadkii 2015  Halkan Hoose Kaga Dhagayso…

                        Read More

                          Guddida Qaban Qaabada Shirwaynaha Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) Oo Si Rasmi Ah U Iclaamiyay Shirwaynaha Beeshaasi SAWIRRO

                          Hargeysa,31Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka qabsoomay kulan Qado sharafeed ah oo lagu iclaamiyay Shirwaynaha Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaan Kulan qado Sharafta ah ka soo qeyb galay Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir , Suldaan Aadan Faarax , Suldaan Axmed Cismaan Cadde Gude, Suldaan Cawil Fiiqle , Suldaan Aadan Xasan , Wasiirka…

                          Read More