Dhaqaalaha Afrika oo Hoos u Dhac kala Kulmay Qiimaha Lacagaha

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :–Dhaqaalaha Afrika ayaa sii wada hoos u dhac uu kala kulmay qiimaha badeecadaha oo daciif ah, hoos u dhaca qiimaha lacagaha waaweyn iyo sicir bararka iyadoo ay jirtay saadaal ku saabsanayd in koboc dhaqaale sanadkan la fili karo sida uu shabakada wararka ee www.theafricareport.com u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan…

Read More

Ciidamada AMISOM oo ka baxay deegaan hoostaga Baraawe iyo Al Shabaab oo la wareegtay

Baraawe — Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose, ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Midowga africa ee Amisom ay isaga baxeen deegaan hoostaga magaalada Baraawe. Ciidamada ayaa ka baxay Tuullada Wareer-male oo ku dhow Magaalada Baraawe, waxaana la sheegayaa in halkaasi ay si nabad ah ula wareegen Dagaalyahaano ka tirsan Al-shabaab oo…

Read More

Ururka Ardeyda Reer Somaliland Ethiopia SSAA Oo Guddoomiye Cusub Doortay Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Oo ka Qeybgalay

 Adis-ababa  — Ururka Ardeyda reer Somaliland ee Wax kabarata dalka Ethiopia Somaliland Student Association In Adis-ababa (SSAA) ayaa maanta si rasmiya u doortay guddoomiyaha Cusub ee Ururkaasi MOHAMED CABDILAAHI BIIHI,kadib markii uu kii hore xilku ka dhamaaday Khadar Maxamed Ibraahim. Xafladii loo sameeyey Xil-wareejinta oo caawa lagu qabtay Huteelka Eyofolla ee Magaalada Adis ababa ee…

Read More

“Go’aanada Xamar kasoo baxay, Xamarna ma dhaqayaan Somali oo dhana ma dhaqayaan,.’’ Cali Khaliif Galaydh

Buuhoodle — Mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo ayaa si buuxda uga soo hor-jeestay go’aanadii kasoo baxay shirkii dhawaan Muqdisho lagu soo gunaanaday ee looga Arrinsanayay Higsiga Doorashada 2016-ka ee ka dhici doonta Somalia daba-yaaqada sannadkan, kaddib shir jaraa’id oo maanta ay ku qabteen Degmada Buuhoodle. Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo shirka jaraa’id hadal dheer ka…

Read More

RW Somalia oo difaacay Go’aanadii ka soo baxay Wada-tashigii Doorashada Dalka (DHAGEYSO)

Muqdisho — RW Somaila, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa si adag u difaacay go’aanadii kasoo baxay shirkii wada-tashiga doorashooyinka ee Muqdisho lagu qabtay, kuwaasoo ay kasoo hor0jeesatay Puntland, kuna Tilmaameen kuwo aan Dalka horumar gaarsiinayn. Sharma’arke oo wareysi siinayay VOA-da ayaa xusay in markii ay dhan walba ka eegeen xaaladda uu dalku marayo ay go’aansadeen inay…

Read More

Somaliland: Borama has organized intensive campaigns of poisoining stray dogs

BORAMA—–Borama City Hall announced that it has organized intensive campaigns against stray animals which resulted in the extermination of large number of stray dogs in Borama which pause health and safety threat to the residents. Borama authority kills  stray dogs on Saturday, the opening day of a campaign to cull dog packs roaming the the provincial capital of Awdal. Veterinarians…

Read More

Xaglo Toosiye oo ka Hadlay Socdaalkiisa Buuhoodle,Digniin adagna u diray Dagaal Ooge Cali Khaliif DAAWO

Buuhoodle 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye)  oo ku sugan Magaalada Buuhoodle ayaa  mar kale ugu baaqay dadweynaha deegaankaasi inay ka hortagaan cidii nabadgelyadooda wax u dhimaysa, gacmahana isu qabsadaan ka shaqaynta horumarka. Dr Xaglo-Toosiye oo maanta ka hadlayey xarunta Cisbitaalka dhexe ee Buuhoodle mar uu soo kormeeray dib…

Read More

Deegaano Door ah oo ka Tirsan Somaliland oo uu Maanta ka da’ay Raxmaadka Eebbe

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Roobab wanaagsan ayaa ka da’ay meelo ka mid ah Deegaanada Galbeedka Somaliland oo ay hore uga taagnayd abaar baahsani Roobabkan oo da’ay saaka ayaa noqday kuwo goos-goos ah oo helay meeloka tirsan gobolada Salal, Awdal iyo Maroodijeex Sida uu ku soo Waramayo Weriyaha Shabakada Qurbejoog ee Gobolka Awdal Raxmaadkan eebbe ayaa…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta kulan la qaatay Culimada Dalka,Roob doon la Mudeeyay DAAWO

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii shacbiga loogu baraarujin lahaa inay tukadaan salaada Roobdoonta ee Madaxweynuhu u asteeyey inay dalka guud ahaanba ka qabsoonto ayuu madaxweynuhu ku bilaabay sidan:- Maadama aynu nahay ummad muslin ah marka uu sidan oo kale Roobku Dib u dhaco Abaartuna Adkaato Raxmadduna raagto waxaa rasuulka suubani CSW…

Read More

Gabyaa Gamadiid God Inuu Ku Jiraa Waa Ged Xun

Dawlada Somaliland waxa ay aad ugu faantaa in tahay dawlad dimuqraadiya.Waxaynnu haddaba aad uga dharagsanahay in astaamaha dimuqraadiya ay ka mid tahay uguna  wayn tahay inuu qofku ama shaqsigu  xor u noqdo ra’yigiisa lana tix galiyo hadaanu ra’yigiisu keenahay  afooyoon iyo masiibooyin halis ah. Haddaba waxaynnu aad uga war qabnaa in magalada Hargaysa gaar ahaan…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cukuse oo Jawaab adag ka Bixiyey in Somaliland qayb ka tahay Nidaamka 4.5 DAAWO

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Saxaafadda Somaliland ayaa maanta su’aalo ka weydiisay Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL mowqifka JSL ee ku aaddan shirkii Kooxaha Dalka aynu jaarka nahay ee Somaliya ugu qabsoomay Magaalada Muqdisho Wasiir Cukuse waxaa uu carabka ku dhuftay in dawlada Somaliland iyo somaliya midoobeen balse Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay…

Read More

Loolanka Shirkadaha Ku Hirdamaya Maamulka Dekedda Berbera Oo Soo Laba-kacleeyay

Hargeysa–Loolanka ay shirkadaha shisheeye ugu jiraan in lagu wareejiyo maamulka dekedda Berbera ayaa mar kale soo cusboonaaday, iyadoo ay ku soo biireen shirkado cusubi. Wargeyska the Indian Ocean, ayaa cadadkiisii u dambeeyay wuxuu warbixin dheer ka qoray baratanka shirkadahaas, waxaanu sheegay in shirkadda Bolloré Africa Logistics (BAL) oo hore saaxadda uga yara baxday ay hadda…

Read More

Wargeyska Geeska Afrika Oo Helay Warqad Diblumaasiyadeed, Ay Ireland Kaga Jawaabtay Cabasho Ay Somaliya Ka Gudbisay Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalkaas

Hargeysa —Wargeyska Geeska Afrika ayaa ilo-diblumaasiyadeed oo uu xidhiidh la leeyahay ka helay Qoraal ay dowladda Ireland kaga hadashay safarkii ay horraantii bishii Oktoobar 2015kii madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ku tageen dalka Ireland, booqashadaas oo xilligaas ay xukuumadda Somaliland ku sheegtay in ay ahayd mid rasmi ah oo…

Read More