Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Saaxil oo Maanta Xilkii ku Wareejiyey Gudoomiyaha Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Saaxil DAAWO

    Berbera 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda,Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad Xilka ay kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee Gobolka Saaxil oo haatan ah La Taliyaha Madaxweynaha ee Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ah iyo Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay. https://www.youtube.com/watch?v=hxoEPU9Dmr0&feature=youtu.be

    Read More

      Boqortooyadda Sucuudiga oo Tiradii Ugu Badnayd oo Dad Xabsiyada Ugu Jiray Xukun Dil ah ku Fulisay Iyo Sheekh Shiicada Caan ka ahaa oo ka Mid ah Kuwa la Khaarajiyey

      Riyadh  02.Jan  2016 (SDN/QJ):- Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa maanta dishey 47 qof oo uu ka mid ahaa wadaadka caanka ah ee Shiicada Nimir Al-Nimir, kuwaas lagu helay falal argagixiso. Dadkan waxaa ku jira xubno ka tirsan al-Qaacida. Sacuudigu dadka uu laayay intooda badan waxa uu ku eedeyay iney ku sifoobeen  weeraro ay Al-qaacidda ka geysatay Sacuudiga…

      Read More

        Qaraxii Ugu Horreeyay Ee Sannadka Cusub 2016 Oo Maanta Magaalada Muqdisho Ka Dhacay, Isagoona Sababay Dhaawac iyo Dhimasho

        Muqdisho,2Jan,2016(QJ/SDN)-Ugu yaraan laba Ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Qofkii fuliyay qaraxa ayaa ku dhintay, afar qof oo kalena way ku dhaawacmeen, qarax maanta ka dhacay gudaha Baar Village oo Tiyaatarkii hore ee Muqdisho ku dhow. Qaraxan ayaan la ogeyn cid lagu bartilmaameedsanayay, iyadoo goobta uu ka dhacay ay ku sugnaayeen koox wariyeyaal…

        Read More

          Maamulka Dugsiyada IFTIN Oo Ka Warbixiyay Maraaxilkii Uu Dugsiga Iftin Soo Maray iyo Halka Uu Hiigsanaayo

          Hargeysa,2Jan,2016(QJ/SDN)-Kobaca waxbarashada Somaliland ayaa maalinba maalinka xiga kor usii kacaya, waagii baryaba dalka waxa  laga furaa xarumo waxbarasho kuwaas oo da’yarta Somaliland wax lagu baro. Inkastoo guud ahaan xarumaha ama goobaha waxbarashada ee dalka ka jiraa aanay ahayn kuwo daboola baahiyaha ardayda, haddana waxa muuqata in dadka reer Somaliland gaar ahaan maamullada dugsiyada gaarka loo…

          Read More

            Waftigii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Socdaalkaa Nabadda Iyo Mideenta Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Togdheer Iyo Kulamadii Ay La Qaateen Qeybaha Bulshada + Sawiro

            Burco 02.Jan  2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti Uu hogaminayo ayaa socdaal ku maraya Gobolada Bariga Somalialnd , iyadoo waftiu uu xalay u hoyday Gobolka Togdheer . Waxaana uu Gudoomiyaha iyo Waftigu ay xalay u hoydeen Gobolka Togdheer iygoo isal maantana bilaabay Kulamo Gooni-gooni ah oo ay la qaadanayeen qeybaha Bulshada…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Hogaamiye Gacan Yare yaashiisu ay Shahaado Qiimayn ah Ku Maamuusaan Iyo Dhaawaca ay ku keentay Milgaha Dawladnimo

              Hargaysa 02.Jan  2016 (SDN/QJ):- Muddooyinkii u dambeeyey waxaa saaxadda siyaasadeed ee Somaliland ku soo kordhay shahaado sharaf qiimeyn ah oo  ay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo guddoonsiinayaan qaar ka mid ah golihiisa xukuumaddu. Shahaado sharafyadaas waxa u dambaysay mid Madaxweynaha qaranka Axmed Maxamed Siilaanyo lagu guddoonsiiyay furitaankii dhismaha wasaaradda arrimaha gudaha loo dhisay oo lagu sheegay inay…

              Read More

                Aragtida Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire ee Mucaaridnimo Iyo Walaalkii oo Muxaafid fog ah Ahna Wasiirka Arrimaha Dibada

                Hargaysa 02.Jan  2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada kana tirsan xisbiga Waddani ee mucaaradka, ayaa ka hadlay Misaaniyada,waxaanu sheegay inay Golaha Wakiiladu xaq u leeyihiin inay wax ka badal ku sameeyaan Misaaniyadda, waxaanu Wasaaradda Maaliyadda ugu baaqay inay sameeyso maamul daadajin, si Goboladu Misaaniyadda ay xaqa u leeyihiin u helaan….

                Read More

                  Turkish aid worker wounded in Mogadishu attack, Somali killed

                  Turkish aid worker distributing food in Somalia (File photo) MOGADISHU — Turkish foreign ministry confirmed the attack which occurred outside a mosque where the attackers armed with pistols opened fire on the duo as they left a mosque on Friday midday in Mogadishu. The unidentified man has worked for a non-government Turkish aid organization, according…

                  Read More

                    “Waan Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Xisbiga Waddani, Xisbigana Waxaa Musharax U Ah Cabdiraxmaan Cirro” Prof C.salaan Yaasiin DAAWO

                    Hargaysa 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Pro .Cabdisalaan Yaasiin Maxamed, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tanaasulay hankiisii murashaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, isla markaana wuxuu sheegay inuu tanaasulkiisu salka ku hayo midnimadda xisbiga, oo loo baahan yahay in xisbiga guda iyo dibad baa la dhiso. Pro : Cabdisalaan Yaasiin, wuxuu sidaa ku…

                    Read More

                      Shir dhex maray Xukuumada iyo Beesha Koonfurta Gobolka Sool iyo Nuxurka Go’aamo ka soo baxay

                      Hargaysa 02.Jan  2016 (SDN/QJ):-  Shir ay isugu yimaadeen wafti ka socda xukuumadda somaliland iyo  beesha bahararsame ee degta koonfurta gobolka sool oo laba cisho uga socda magaalada caynabo ayaa lasoo gabagabeeyey waxaana laga soo saaray qodabo muhiima. Shirkan u dhaxeeyey xukuumadda somaliland iyo beesha bahararsame ayaa ka koobnaa  wafti xukuumada ka socda oo uu hogaaminayo…

                      Read More

                        Musharraxa Madaxweyne ee Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Kulan la Qaatay Halgamayaashii Dhalintii UFO

                        Hargaysa 02.Jan  2016 (SDN/QJ):-Musharraxa  Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta Kulan ballaadhan oo qado ah la qaatay qaar kamid ah, halgamayaashii Dhalinyaraddi dhagax tuur ee UFO, kuwaaasoo uu Musharrax Jamaal Cali Xuseen kamid ahaa, dhalinyaradii xilligaas sameysay dhagax tuur, isagoo dhiganayey waqtigaa Iskuulka Faarax Omar magaaladda Hargeysa. Musharraxa Madaxweyne ee Ucid Jamaal iyo…

                        Read More

                          Sirdoonka Somalia Oo Sheegay Inay Ka Hortageen Weeraro Al-Shabaab Ku Qaadi Lahayd Xalane

                          Muqdisho,  02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed, Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ayaa shaaca ka qaaday in ay fashiliyeen Weerar qorsheysnaa oo la doonayay in lagu qaado Xarunta Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Janaraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ayaa sheegay in Xubno ka tirsan Al Shabaab oo watay Gaari ay doonayeen in madaafiic ay ku weeraraan…

                          Read More

                            Guddoomiye Cirro Oo Caasimada Dalka UK Ee London Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey DAAWO

                            London 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo safar shaqo ugu baxay qaar kamid ah wadamada ku yaala Qaarada Yurub, ayaa waxa sii diiran loogu soo dhaweeyey Magaalo Madaxda Dalka UK ee London ,halkaas oo uu guddoomiye  Cirro markii uu soo gaadhay garoonka…

                            Read More

                              Taliyihii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Saylac Oo Ku Gacan Saydhay Amar Uu Ku Bedelay Jananka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Admiral Xiirane Iyo Faro Galin Kaga Timaday Xaga Xukuumada Dhexe

                              Saylac 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha somaliland ayaa, markii ugu horeysay ku fashilmay inuu fulo amar uu ku bedelay Taliyihii Ciidanka ilaalada Xeerbaha Gobolka Saylac Haaruun Siciid Ka dib markii uu ku gacan sayidhay taliyihii Saldhiga Saylac Oday Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka mid ah dadka deeganka Saylac oo khadka Telphoonkan noogu waramay waxaa…

                              Read More

                                ‘’Madaxtooyada Somaliland Inaynu Duminno Oo aynu Cagaf Marinno ayay Ahayd Si Aanu Raadkii Moorgan Usii Joogin,..’’ Faysal Cali Waraabe

                                Hargeysa,2Jan,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay ahayd in la burburiyo oo weliba cagaf la mariyo qasriga madaxtooyada Somaliland maadaama buu yidhi uu ahaa gurigii Moorgan. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in ninkii dadka reer Somaliland xasuuqay gurigiisii uu xukuumadda Somaliland u yahay Qasri…

                                Read More

                                  Xanuun Kedis ah oo ku soo Booday Boqor Raabi Yusuf Cabdillaahi,Iyadoona Lagu dabiibayo Cusbitaalka International Ee Hargeysa

                                  Hargeysa,1Jan,2015(QJ/SDN)-Boqor Raabi Yusuf Cabdilaahi oo ka Mid ah Madax Dhaqameedka Waaweyn ee Reer Somaliland gaar Ahaan Hargeysa, ayaa Xanuun ku soo Booday Saaka mar uu Joogay Xaflad. Boqor ka ayaa Hadda Xaaladiisa Caafimaad lagula Tacaalaya laguna Dabiibayaa Cusbitaalka International ee Magaalada Hargeysa, kuna yaal xaafadda Calaamadaha isaga oo uu yaalla una Jiifa Xaalada Caafimaad ee…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Rwanda oo Shaaciyay in 2017-ka uu Mar Saddexaad u Tartamayo Xilka Madaxtinnimo

                                    Hargeysa,m1Jan,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa Maanta oo Jimco ah sheegay inuu markii saddexaad u tartamayo xilka madaxnimo ee dalkiisa, kaddib isbedel lagu sameeyay dastuurka Rwanda. Isbedelka lagu sameeyay dastuurka Rwanda ayaa wuxuu u ogolaanaya inuu mar saddexaad xilka u tartamo madaxweyne Kagame, iyadoo shacabka dalkaas ay bishii lasoo dhaafay afti laga qaaday ku ogolaadeen isbedelkan…

                                    Read More

                                      Sababta Cali Gurey Jabuuti fadhiisisay xili UCID xaalkeedu aanu wanaagsanyn

                                      Jabuti Jan 01,2016(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID Md Cali Maxamed Yusuf Cali Gurey ayaa todobaadyadii u danbeeyay fadhiyay dalka Jamhuuriyada Jabuuti xili xisbiga UCID uu dhex muquuranayay mawjado siyaasadeed o ku saleysan cida ku tartamaysa musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa doorashooyinka ina soo haya. Guddoomiye Cali Gurey Ayaan shaacin safarkiisa iyo…

                                      Read More