Odayga Somaliland Xaaji CabdiWaraabe Oo Dalka Imaaraatka loogu Qaaday Shaybaadh iyo Dardaaran Uu Jeediyay DAAWO

    Hargeysa,3Jan,2015(QJ/SDN)-Subaxnimadii hore ee Saaka waxa Madaarka Diyaaradaha ee Egal International Airport ka dhoofay Ambassador Baashe Cawil Cumar oo uu wehelinaayo Oday Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe) oo Xaalad Caafimaad Safiirku u qaaday. Safarkan ayey ujeedadiisu ahayd Xaalad caafimaad oo Xaaji Cabdikariim loogu qaaday dalka Imaaraadka Carabta ka dib markii Madaxweynuhu warqad caafimaad uga dalbay Imaaraadka Carabta…

    Read More

      ‘’Diiwaan Galinta Codbixiyayaashu Waxay Dalka Ka Bilaabmaysaa 16/01/2016.‘’ Madaxweynaha Somaliland

      Hargeysa,3Jan,2015(QJ/SDN)-Digreeto kasoo baxday aqalka madaxtooyada Somaliland ayaa lagu muddooyay xilliga ay dalka ka bilaabmayso diiwaan-gelinta codbixiyayaasha doorashooyinka dalka ka dhici doona 2017ka. Haddaba, warsafaxaafeedka kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa waxa uu u dhigna sidan; WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/DEC/249-3756 /012016 ku mudeeyey wakhtiga Diiwaangelinta…

      Read More

        Dibed-bax Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Dhacay Ottawa Canada DAAWO

        Ottowa,3Jan,2016(QJ/SDN)-Dadweynaha reer Jabuuti ee ku nool dalka Canada gaar magaalada Ottowa ayaa iskugu soo baxay Dibad-bax ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan xukunka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Dibed-baxan ayaa waxa soo qaban-qaabiyay Xubnaha mucaaridka dalka jabuuti ee dalkaasi Canada degan. Dibed-baxan oo ahaa mid ay boqolaal qof oo reer jabuuti ah isku soo baxeen ayaa…

        Read More

          Dawladda Turkiga Oo Laga Dareemayo Inay Muujinayso Inay Dhex Ka Tahay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya

          Hargeysa,3Jan,2015(QJ/SDN)-Dawladda Turkiga ayaa laga dareemayaa inay isu dhigayso inay dhexdhexaad ka tahay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, tan iyo markii ay bishii november siyaasiyiinta Somaliland ku eedeeyeen dawladaas inaanay dhex ahayn ee ay dhinaca saarayso dalka Somaliya. Dawladda Turkiga oo wada hadalada labada wadan u magacowday ergey gaar ah oo lagu magacaabo danjire Axmet Riza…

          Read More

            Magaalada Laasacaanood Oo Horumarro kala duwan ku Talaabsatay Sanadkii hore ee 2015 SAWIRRO

            Laascaanood,3Jan,2016(QJ/SDN)-Sannadkii hore ee 2015 waxaa la oran karaa magaalada Laascaanood waxaa laga hirgeliyay mashaariic fara badan, kuwaasoo aan laga hirgelin wax ka badan rubuc qarni, kuwaas oo isugu jira dhinacyada bilicda magaalada oo ah midda ugu muhiimsan, waxbarashadda iyo weliba arrimo kale oo dhinaca bulshda ah. WADDOOYINKA LAAMIGA AH; Magaaladda Laascaanood waxaa laga billaabay mar…

            Read More

              Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay inay Deegaamada Qaarkood Mudo u Kordhin doonaan Si ay Bulshadu isu diiwaangeliso DAAWO

              Hargaysa 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Markii u horaysay ka Jawaabay dhaliilo uga Yimid Qaar ka Mid ah Waxgaradka Gobolka Buuhoodle iyo Deegaanada Xuduudaha Bari oo ka Cabanayay in Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha aanu Komiishanka Doorashooyinku ugu talo galin inay Deegaamadooda ka qabsoonto. Afhayeenka Guud ee Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Komishaneer Siciid Cali Muuse ayaa…

              Read More

                Wax Ka Ogow Saadaasha Qaaradda Afrika ee Sanadka Cusub Iyo Waxyaabaha Hor yaala Somaliland Iyo Somalia 2016

                London 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Shabakadda wararka ee Africa Research Institute oo xarunteedu tahay Magaalada (London) ayaa daabacday warbixin ku saabsan waxyaabaha laga fili karo Qaaradda afrika Sanadka 2016-ka ee bilaabmay. Warbixintan  oo ay soo diyaariyeen weriyayaasha shabakadaasi ee kala ah Nick Branson iyo Jamie Hitchen ayaa lagu falanqeeyey dhinacyada maamulka, dhaqaalaha, ammaanka iyo arimaha…

                Read More

                  Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Dawladiisu soo Bandhigayso Hindisaha Daah furnaanta Dowladnimo

                  Muqdisho 03. January, 2016 (SDN/QJ):-  Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay in daah furnaanta iyo ilsa xisaabtanku ay asaas u yihiin miraha dimuqraadiyada, dowlad wanaaga iyo hormarinta dhaqaalaha. Nidaamka daah furnaantu iyo dowlada…

                  Read More

                    AFRIKA: Xisaabaadka Ganacsiga Gaarka Loo Leeyahay oo la hubinayo

                    Addis Ababa 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Gudiga la socodka dhaqaalaha afrika ee hoos tagta Qaramada Midoobay (Economic Commision for Africa) ayaa maalintii Jimcaha  waxa ay ku dhawaaqday in Itoobiya martigelin doonto kulan ay isiugu iman doonaan khubaro ku takhasusay hawlaha horumarinta iyo kobcinta dhaqaalaha. Kulankaasi waxaa si balaadhan loogu eegayaa hanaanka dabagalka xisaabaadka  waxyaabaha gaarka…

                    Read More

                      Xukuumada Puntland oo ka warbixisay waxqadabkeedii Sannadkii Tegay ee 2015-ka {DHAGAYSO}

                      Garowe 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Dowlada Cabdilaahi Maxamed Jaamac Quraan-Jecel oo ka hadlay waxqabadkii dawlada 2015 dawlada ayaa sheegay inay wax badan ay ka qabatay wadooyinka iyo sidoo kale garoomada Puntland oo hada qaar kamid ah la dhagax dhigay. Quraan-jecel ayaa sidoo kale sheegay waxqabadkii dawlada Puntland ee dhanka gobolka Mudug inay meel wanaagsan…

                      Read More

                        Haweenay Maxkamadi Ku Xukuntay Inaanay Qosli Karin iyo Sababta ay ku Mutaysatay

                        Madrid 03. January, 2016 (SDN/QJ):-  Marar qaarkood waxa dhacda in Maxkamad ka gar naqaysay, xaalad taagan ama xukun ku ridaysa eedaysane la hor keenay, garsoorayaasheedu soo saaraan, xukun ka mid noqda dhacdooyinka layaabka leh ee dunida, isla markaana noqda kuwo mahadho reeba. Marar qaarkood waxa dhacda in Maxkamad ka gar naqaysay, xaalad taagan ama xukun…

                        Read More

                          Hudheel Islaami Ah Oo Muusiga, Sigaarka Iyo Is Dhex Galka Ragga Iyo Dumarku Mamnuuc Ka Yahay oo laga Furay Libya

                          Tripoli 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Marka akhriste aad aragto ciwaankan waxa laga yaabaa inaad is tidhaahdo malaha waxbaa ka khaldan,  laakiin maaha mid uu khalad ku jiro qoraalkiisa, oo waa sida loo soo bandhigay maqaaxi cusub oo laga furay magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Libya, taas oo warbaahintuna si wayn u buun buunisay, maqaaxadan ayaa…

                          Read More

                            Al-Qaeda branch in Somalia uses video of Trump for recruiting

                            Al Qaeda’s branch in Somalia released a recruitment video on Friday that criticized racism and anti-Muslim sentiment in the United States and contained footage of the Republican presidential candidate Donald J. Trump announcing his proposal to bar Muslims from entering the country. The video, released by the militant group Shabab, appeared to be the first…

                            Read More

                              Ururka Al-shabaab Oo Soo Bandhigay Muuqaal Ku Wajahnaa Dadka Madowga Ah Ee Maraykanka

                              Muqdisho,2Jan,2016(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa soo bandhigtay cajalad muuqaal ah oo ay ku sheegtay inay ugu baaqayaan dadka Madowga ah ee Mareykanka inay muslimaan oo ay kusoo biiraan jihaadka, iyadoo cajalada loogu jawaabay hadal uu dhawaan kasoo yeeray murashaxa madaxweyne ee dalka Mareykanka Donald Trump, kaasoo ahaa in muslimiinta laga mamnuuco inay soo galaan Mareykanka. Muuqaalkan ayaa waxaa…

                              Read More

                                UCID chair visits eastern regions in Somaliland

                                  BURAO — The leader of Justice and Development party (UCID), Faisal Ali Warabe is in Burco, Togder’s provincial capital. Mr. Faisal, UCID’s Chair begins working visit to the eastern regions in Somaliland to meet with the residents. Mr. Faisal is leading a delegation from his UCID members on mission to assess the situation in…

                                Read More

                                  Siyaasadda Maaliyadda Iyo Kaalinta Ay Ka Qaadato Horumarka Dhaqaalaha (Qaybtii 1aad)

                                  Hannaanka waddan kastaa u maamulo maaliyaddiisa iyo siyaasadda uu u dajiyaa waxay door weyn ka ciyaartaa kobaca dhaqaalaha ama dib u dhac dhaqaale oo dalkaas ku yimaad. Maamulka maaliyadda waxa maaraynteeda u xil saaran wasaaradda maaliyadda, ahmiyadda siyaasadda maaliyadda laga leeyahay ayaa ah in la dhiirrigaliyo kobac dhaqaale oo hannaqaada. Inkasta oo siyaasadda loo marayo…

                                  Read More