Daawo: Garabka Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay Inay Wadahadal La Furayaan Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani
Hoos Ka Daawo Muuqaalka; https://www.youtube.com/watch?v=r8YjfK2n23k&feature=youtu.be

qurbejoog
Hoos Ka Daawo Muuqaalka; https://www.youtube.com/watch?v=r8YjfK2n23k&feature=youtu.be
Hoos Ka Daawo Muuqaalka https://www.youtube.com/watch?v=F4yX_jOk2sQ
Baydhabo — Tirada dhimshada ee qaraxyadii ka dhacay Baydhabo ayaa korortay oo waxay sare u dhaafeysaa iminka 30 kadib markii dad dhaawacyo halis ah ay soo gaareen ay mar dambe u dhinteen. Shaqaalaha caafimaadka ayaa sheegaya in dad badan oo dhaawac uu weeraradaa ka soo gaaray ay geeriyoodeen durba markii isbitaalka la keenay. Dhaawaca ayaa…
Laascaanood — Munaasabad uu xilka kula wareegay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sool ayaa shalay lagu qabtay Magaalada Laascaanood, iyadoo Xafladda laga soo jeediyay hadallo kala duwan oo huwanaa dardaaran iyo tusaalooyin kala duwan. Xafladda oo ay soo Qaban-qaabiyeen maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa ahayd mid ay ka qayb-galeen madax kala duwan oo ay ku…
WAR-SAXAAFADEED- 29/02/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-3881/022016 uu magacaabid, isku-bedel, iyo Xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mida Masuuliyiinta laamaha kala duwan ee Xukuumadda. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo…
Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay natiijo wanaagsan oo ka soo baxda dhaqdhaqaaqa ay Golaha Wakiilada Somaliland wakhtigan ka bilaabeen xeerka Doorashada Golaha Wakiilada oo muddo badan cabasho ka taagnayd kaasi oo Saami Qaybsiga Xildhibaanada Golaha…
Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Mudane Maxamed Xaashi ayaa ka hadlay aragtidiiisa u aadan gudidii uu dhawaan madaxwayne siilaanyo u magacaabay ictiraaf raadinta Somaliland isagoona dhaliilay qaaabka uu madaxwaynuhu u magacabay Gudida kuna tilmaamay mid uu madaxwaynuhu lasoo habsaamay waxaana uu yidhi. “Waxaan ua arkaa ictiraad somaliya laga raadinayo…
K/Afrika, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Simon Allison ah Wariyeha Afrika ee Wargeyska Caalamiga ah ee (Daily Maverick) oo fadhigiisu yahay Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegay in Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Somaliland oo qorshuhu ahaa inay dhacaan Sannadkii hore Beesha Caalamku ka shaqeysay in dib loogu dhigo Sannadka Dambe ee 2017-ka. Wariye…
Burco, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Dr Cabdi aw Daahir Cali wasiirkii hore ee shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland kana mid ahaa siyaasiyiintii isbahaysiga dimuqradi doonka xisbiga kulmiye ayaa shaqadisii dakhtarnimo dib uga bilaabay magaalada burco gaar ahaan xarunta Shaacifi Midacal oo uu mulkiyadiisa isla lahaa horena uga ahaa dhakhtar dadka uu ku daweeyo, Cabdi aw…
Istanbul, 29 February, 2016-(SDN/QJ): – Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa markii ugu horeysay ka wada hadlay xadhiga Fanaanadda Qamar Cabdillaahi Harawo oo muddo afar sanno ah ku xidhan dalka Turkiga. Qamar Cabdillaahi Harawo oo ka mid ahayd fanaaniintii Waabari ayay xukuntay maxkamada ku taalla dalka Turkiga kadib markii la sheegay in lagu helay qaad ay…
Jig Jiga, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Waxaa kal-fadhigii 2,aad golihiisa 5, aad ee Golaha Xildhibaanada DDSI ay codbuuxa ku ansixiyeen Degmooyin, Gobolo iyo Maamul Magaalooyin cusub oo lagu soo kordhiyey guud ahaanba deegaanka kadib soo bandhigidii ajandayaasha kalfadhigan oo ansixinta qodobkan iyo warbixintii lasoo jeediyay ay kamid ahaayeen iyadoo uu afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha…
Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka cusub ee wasaaradda xannaanada xoolaha somaliland mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugala Wareegay Wasiirkii Hore ee Xannaanadda Xoolaha Haatana ah Wasiirka Cusub ee Duulista Hawadda Mudane Cumar Sheekh Maxamed Faarax. https://www.youtube.com/watch?v=0IgFyvwDBXQ https://www.youtube.com/watch?v=hBezEiNSNtM
Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Kooxdda Xidigaha Geeska Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa Khudbadan ka Jeediyay Xaflad uu Maalintii shalay Xilka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradaasi C,laahi Maxamed Daahir Cukuse. https://www.youtube.com/watch?v=igvt0BNynpc
Berbera, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Mas’uuliyiinta Gobolka Saaxil iyo Kuwa Degmadda Berbera Iyo Saraakiil ka Socday Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Kulan la qaatay Xubno ka Mid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolka Saaxil,Kaas oo lagaga hadlay Sidii la isaga Kaashan lahaa in Si habsami ah ay Gobolkaasi uga Bilaabanto Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha. https://www.youtube.com/watch?v=wLwzlXmI9yw
London-Feb-28-2016(SDN/QJ) Akhyaatay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo maraya meel xasaasi ah. Ciyaartan oo lawada sugaayey buunbuuniskeedana socdey wiigaggii aynu soo dhaafney,waxaana isku mudhbaxay Man United iyo Arsenal. Haddaba bal aynu daawano Man United oo horyaalka kaga jirta kaalinta 4-aad iyo Arsenal oo ku jirta kaalinta 3-aad goolashii aay iskugu awood sheegteen. W/Q…
Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa,aasaasayaashii Xisbiga taladda dalka ee Kulmiyena ka mid ahaa ayaa sheegay inay Xukuumaddani ka aradantay nidaamkii dawladnimo, waxaanu tilmaamay inay ku fashilantay ictiraaf raadinta, isaga oo sheegay in Xukuumaddii Daahir…
Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo ka mid ah salaadiinta gobolada galbeedka Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay weerarkii ay koox dablay ahi ku qaadeen deegaanka Sabawanaag oo ka tirsan degmada Lughaya, halkaas oo xiligii la weeraray ay ka socotay diiwaangelinta codbixintu, waxaanu sheegay Suldaan Abshir inay weerarkaasi ka dambeeyeen…
Hargeysa-29.02.2016-(SDN/QJ):-Weftigaa oo ka koobnaa Ganacsato iyo Maal-gashadayaal ka socday dal weynaha Shiinaha oo uu hogaaminayey Safiirka Somaliland u fadhiya dalka China Ambassador Abdi Mohamud Saleebaan iyo gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Shiinaha ku nool. Ujeedada ugu muhiimsan ee weftigaasi waxay ahayd si ay u indha-indheeyaan fursadaha xagga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee ka jira dalka JSL. Wasiirka…
Washington, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Meelo badan, nasiibkaaga waxaa uu ku lammaan yahay Baasaboorka aad haysatid, haddii baasaboor la yaqaan aad leedahay, sumcaddadana waa fiican tahay,Sidaa Waxaa lagu Bilaabay Qoraal lagu faafiyey Wargayska afka dheer ee Washington Post. Dhawaan warbixin ay soo saareen Henley & Partners, oo ah Shirkad latalinta qaabilsan oo ka furan London,…