“Buuhoodle Waa Inay Ka Baxaan Cali Khaliif Iyo Xaglatoosiye…” Garaad Saleebaan Garaad Maxamed
Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Madaxdhaqameedka gobolka Buuhoodle ayaa ka digay colaad mar kale ka curata gobolka Buuhoodle, oo ay ku wada sugan yihiin Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye oo halkaa u jooga sidii uu nabad waarta ugu soo dabaali lahaa…
