“Gudida Ictiraaf Raadintu Waxay Noqon Doonta Mid Kharash Soo Kordhisa…” Siyaasi C.laahi Geel Jire
Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii horre ee wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Warfaafinta Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), ayaa sheegay in gudidii ictiraaf raadinta ee Madaxweyne Siilaanyo magacaabay ay qaranka ku soo kordhinayaan kharash. Isla markaana wuxuu sheegay in gudida uu madaxweynuhu isaga ku daro uu madaxweynuhu kalsooni badan ku qabo isaga. Geeljire wuxuu sidaa ku sheegay waraysi gaar…
