Zimbabwe: Madaxweyne Mugabbe oo Boqollaal Kun ku kharasgareeyay Sannad-guurada Dhalashadiisa
Zimbabwe, 29 February, 2016-(SDN/QJ): – Tobanaan kun oo Qof, ayaa ka qeyb galaya munaasabad lagu xusayo sannadguurada 95-aad ee ka soo wareegatay markii uu dhashay Madaxweynaha Dalka Zimbabwe, Rober Mugabe. Dadka Mugabe dhaliila ayaa waxa ay sheegayaan in xafladdaasi oo lagu soo warramaya in ay ku kacayso kharash gaadhaya 800,000 oo doolar ay tahay…
