“Madaxweynaheenu waa Mujaahid, Guddoomiyaha KULMIYE-na Waa Mujaahid,markaa waxaan ka codsan lahaa inay Nabadgalyadda ilaaliyaan” Gudoomiye Cirro DAAWO
Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan-Cirro), ayaa Xuska 22-guuradii ka soo wareegtay hubka dhigistii ugu horeysay ee Ciidamadii SNM ee Guutadii SANCAANI inay tahay maalinta ugu qiimaha baddan Gobanimadii kadib, isla markaana waxa uu ugu baaqay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiye Muuse Biixi inay ilaaliyaan babadgelyada. Sidaa waxa Cabdiraxmaan-Cirro ku sheegay mar…
