‘’Warka Taliyaha Socdaalka ee Muqdisho iyo Warancadde anigu Gaafow baan runaysanayaa,..’’ Cali Guray

Hargeysa — Gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID Muj.Cali Guray ayaa ka hadlay muranka dhanka isku socodka ee soo kala dhex galay Somaliland iyo Soomaaliya isagoona gudoomiyuhu nasiib xumo ku tilmaamay in shacab aan passportkooda la aqoonsaneen loo diido kii ay caalamka horay ugu tagi jireen. Mujaahidka ayaa si toos ah u taageeray hadalkii Taliyaha laanta Socdaalka ee Soomaaliya…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargeysa 3, February,2016(SDN/QJ):-  Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

General Gaafow Oo Soo Bandhigay Tirada Wasiirada Somaliland Ee sanadki Tagay Qatay Basaborka Somaliga & Arimo Kale Oo Xasaasiya DAAWO

Muqdisho 3, February,2016(SDN/QJ):- Iyadoo uu Cirka isku sii Shareeray Isu Socodka Somaliland iyo Somalia isla markaana Labadda dal Mid kastaaba soo saaray Sharci Gaar ah oo la xidhiidha Dadka labada wadan u kala Socdaalaya ayaa Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Somalia General Gafow Wuxuu ka hadlay Dhacdo Cusub oo ku saabsan Tiradda Golaha Wasiiradda…

Read More

Mawqifka Guddoomiye Cirro ee qorshaha Dawlada Somaliya ku hakisay Duulimaadyada Hargeysa Iyo Muqdisho DAAWO

Hargeysa 3, February,2016(SDN/QJ):-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka hadlay maqifka xisbiga Waddani ee joojinta duulimaadyada Muqdisho iyo Hargeysa. Xafiiska laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee dawlada Somaliya ayaa soo saaray go’aan ay ku joojinayaa Duulimaadyadii diyaaraduhu ku tagi jireen Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Guddoomiye Cirro waxaa uu…

Read More

Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Cali Gurey oo taageeray Qaadashada Baasaboorka Somaliya ee Shacabka Somaliland

Hargeysa 3, February,2016(SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) Ayaa kasoo horjeestay qorshaha xukuumada Somaliland ku joojisay in baasaaboorka somaliya lagu qaato magaalada Hargeysa.   Mujaahid Cali Gurey waxaa uu ku dooday in aanay shacabka reer Somaliland ka maarmayn baasaaboorka Somaliya maadaama aan la aqoonsanayn baasaaboorka Somaliland.   Cali…

Read More

Ingiriiska oo ka hadlay inay ku lug lahaayeen Iscasilaaddii Wasiirrada & Sababta ay Dad u dhashay Soomaaliya ugu dirteen kormeeridda Diwaangelinta

London 3 February, 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Ingiriiska ayaa gaashaanka ku dhufatay eedo hore ula xidhiidhiyey inay qeyb ka ahayd inqilaab ka dhacay Somaliland, isla markaana faahfaahin ka bixisay dhaqaalaha ay ku bixiyeen diiwaangelinta codbixiyeyaasha Somaliland.   Xafiiska Wasiirka Afrika u qaabilsan Xukuumadda Ingiriiska oo jawaab ka bixiyey su’ aal weriye Maxamuud Cali Walaaleye oo Wargeyska…

Read More

Cabdi Kariin Axmed Mooge oo Sharaxay Sababta Keentay in Xukuumaddu Xabsiga ku rido Ganacsade Cumar Caydiid,Fariin adagna u Diray Madaxweynaha DAAWO

Hargeysa 3, February,2016(SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge ayaa ka hadlay Sababta Ciidamadda amaanka ee Caasimadda Hargaysa Xabsiga ugu taxaabeen Shalay Galab Ganacsadaha Cumar Caydiid Axmed oo ah Hantiilaha dhisanaya Tiyaatarkii hore ee Magaaladda Hargaysa.

Read More

“Muuse Biixiyow Waxaa Maanta Lagaala Hoos Baxay Abtiyaasha ” Qaar ka mid ah Odayaasha Koonfurta Hargeisa DAAWO

Hargeysa 3, February,2016(SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Duqayda Koonfurta Magaaladda Hargaysa ayaa Xukuumadda ku dhaliilay in Barxada hore ee Tiyaatarka Magaaladda Hargaysa oo uu Maalgashaday Ganacsade Cumar Caydiid Axmed la siiyo Shakhsiyaad kale,Waxaa kale oo ay Fariin u direen Gudoomiyaha iyo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

Read More

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Awoodi la’ qabashada Wareegga labaad ee Koobka Gobollada Dalka DAAWO

Hargeysa 3, February,2016-(SDN/QJ):-Wasaaradda dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland ayaa ku fashilantay qabashada wareegga labaad ee tartanka koobka Gobollada Somaliland oo wareegii koowaad dhamaaday dabayaaqada Sannadkii hore. Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa sheegay in wasaaradiisu ay ku hawlantahay qabashada koobka Gobollada Dalka, balse waxaa uu Agaasimuhu caddeeyay inaanay…

Read More

Magaaladda Burco oo Lagu Qabtay Xus ku Saabsan 22 Guuradda ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka DAAWO

Burco 3, February,2016(SDN/QJ):- Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Waxaa lagu qabtay Xus la Xidhiidha 22 Guuradda ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka qaranka Somaliland oo Ku Beegnaa 2dii Bishii February Sannadkii 1994kii, Waxaana ka qayb galay Munaasibadaas Maamulka Gobolka Togdheer, Iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka. https://www.youtube.com/watch?v=rMQPpHu4Ihc

Read More

“Dimuqraadiyadda Somaliland waxa u soo biyeystay inay burburiyaan Dad gashan Khamiisyo oo Xagga Dambe wax ka maamula…”

Hargeysa, 3 February, 2015-(SDN/QJ): –  Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa sheegay inay jiraan Dad awood badan ku leh Somaliland oo si Dadban u burburinaya Nidaamka dimuqraadiga ah ee Somaliland ka hano-qaaday, Dadkaasi oo uu tilmaamay inay yihiin kuwo awood badan, hasa-ahaatee aan Dadweynaha hor-iman…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Xayiraada Somalia Ay Saartay Duulimaadyada Hargeysa Iyo Muqdisho

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay in aanu khusaynin go’aanka dowladda Soomaaliya. “Waa hawl u taala iyaga (Somalia),  annagu shuruuc baanu soo saarnaa shuruucdaasina waxa ay sheegaysaa in aanu laba dal kala nahay in si sharci ah loo soo galo si sharci ahna loo soo…

Read More

War Deg Deg ah: Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Ganacsade Cumar Caydiid Axmed iyo Sababaha Keenay DAAWO

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Galabta Xabsiga u Taxaabtay Ganacsade Cumar Caydiid Axmed oo ah Ganacsadaha dhisanaya Tiyaatarkii Hore ee Magaaladda Hargaysa. Wararka ayaa sheegaya in Sababta Xadhiga Ganacsaduhu la xidhiidho qaybta dhigashada Baabuurta oo la Sheegay in madaxtooyadu siisay niman kale, halka uu dhismahaas tiyaatarka dhimse balaadhan ka wado Ganacsade Cumar Caydiid. https://www.youtube.com/watch?v=EBSIfDYCTGs

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Markii Kowaad Xuska Aasaaska Ciidanka Qaranka kaga qayb galay Fadhiisinka Deegaanka Oog,Kana Hadlay Is Khaarajinta Ciidamadda Iyo Xalka uu Soo Jeedinayo DAAWO

Oog 2. 2, February,2015(SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ee socdaalka hawleed ku marayey gobolada Bari ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 22-aad ee  aasaaskii Ciidanka qaranka JSL oo lagu qabtay Saldhiga taliska Bari ee Ciidanka qaranka oo ku yaalla Degmada OOG ee gobolka Saraar. Munaasabadda xuska…

Read More

Diyaarad Rakaab Sidday oo Maanta ka Duushay Garoonka Muqdisho oo laga dhex-maqlay Qarax

Muqdisho —Laba Ruux oo Rabkaab ah ayay Dhaawacyo kasoo gaareen Diyaarad Rakaab siday oo maanta ka duushay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyadoo kusii jeedday waddanka Jabuuti, kaddib markii laga Maqlay Qarax ka dhacay gudaha diyaaradda, kaasoo illaa hadda la ogeyn. Diyaaradda ayaa dib ugu soo laabtay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxayna si Nabad-galyo ah…

Read More

‘’Somaliland Si Aanu Ula Dhaqanno Ayaanu Garan La’anahay..’’ Gen.Gaafoow {DHAGEYSO}

MUQDISHO—Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadyadii ka bixi jira magaalada Muqdisho ee tagi jiray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Warqad kasoo baxday agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya, Cabdullahi Gafaow Maxamuud, ayaa lagu sheegay in amarkan uu dhaqan galayo 22-ka bishan Febraayo. Wareysi uu siiyey VOA-da, ayaa Cabdullaahi Gaafow, waxa uu ku sheegay in soo saareen…

Read More

Maalintii Suldaan Maxamed Uu Madaxweyne Cigaal Hubkii U Horeeyay Ku Wareejiyay Oo La Xusay

Hargeysa — Xuska Maalinta hub ka dhigista ee Ciidankii ugu horeeyey ee Somaliland hubkooda soo dhiibeen oo ahaa ciidankii Sancaani oo ahayd  1/2/1994, oo Shalay ku beegnayd ayaa si balaadhan loo xusay. Munaasibadii xusitaanka oo si weyn loo soo agaasimay laguna qabtay Amasadoor Hotel ayaa waxa soo qayb galay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland…

Read More

Dawladda Somaliya Oo Xayirtay Diyaaradaha U Kala Duula Hargeysa Iyo Muqdisho Iyo Sababta Oo Ay Sheegtay

Hargeysa — Dawladda Somaliya ayaa si rasmi ah u joojisay diyaaradaha ka taga Hargeysa, caasimadda Somaliland ee taga magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya. Warqad amar ah oo uu soo saaray agaasimaha hoggaanka socdaalka iyo jinsiyada Somaliya Cabdillaahi Gaafow Maxamuud oo ku taariikhaysan 30 January 2016, laguna socodsiiyay shirkadaha diyaaradaha ee garoonka Muqdisho, wuxuu ku sheegay…

Read More

Burco: 21 Qof Oo Loo Xidhxidhay Ku Noqnoqoshadda Is-diiwaangelinta Codbixinta Doorashooyinka

Burco 2, February,2015(SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisa, ayaa shalay kormeer ku tagay xarunta Sool ee ay ka socoto diiwaangelinta qaadashadda kaadhadhka codbixinta. Waxaan kormeerka ugu horren ka warbixiyay Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) iyo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay diiwaangelintu. Badhasaabka Gobolka Togdheer…

Read More