Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha oo Gurmad Caafimaad u Samaynaysa Xoolaha ay Saamaynta ku Yeelatay Xaalada Abaareed ee Dalka Ka Taagan
Hargaysa 22,March,2016(SDN/QJ):- Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland ayaa Kooxo Caafimaad Waxay u Kala dirtay Qaar ka mid ah Goboladda Iyo Degmooyinka dalka Iyagoo soo Fulin doona daawayn dhinaca xoolaha ah maadaama xaalad abaareed ay ka jirto badiba Gobolada dalka. Kooxahan ayaa Waxay ka hawl galeen Goboladda Awdal,Selel,Saaxil iyo Saraar Iyadoo lagu qalabeeyay Gaadiid iyo agabka lagu…
