Kulan dhaqaale loogu ururinayay Wadada Cad ee Hargeysa ilaa Salaxleey ayaa lagu qabtay Minneapolis

Minneapolis March 08,2016(SDN/QJ)-Kulan dhaqaale loogu ururinayay Wadada Cad ee Hargeysa ilaa Salaxleey ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, waxaana halkaa goobjoog ka ahaa oo booqashana ku joogay maalmahan Minneapolis , Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaeynta ee Dowladda Somaliland Cali Ibrahim Sanyare. HALKAN HOOSE KA DAAWO XAFLADA  

Read More

DOONI uu lahaa Muwaadin Reer Laasqorey Ah Oo Dad Reer Berbera Ahi u Gubeen Sifo Fadeexad Ku Ah Shacabka Gobolka SAAXIL

Berbera, 8 March, 2016-(SDN/QJ): – Laba Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doorto Deegaannada Bariga Gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay Doon weyn oo Habeenkii Ciidammada Ammaanku soo qabteen Dableydii Dishay Taliyihii Booliiska Saaxil Dad cadheysan ku gubeen Xeebta Magaalada Berbera. Doontan oo lagaga shaqeynayey meel u dhow Dekedda Berbera,…

Read More

Cali Khaliif oo Buuhoodle kaga dhawaaqay Hindise ay Hal Maamul ku dhisanayaan Khaatumo & Koox la baxday Maakhir State iyo Wejiga Cusub ee Siyaasadda

Buuhoodle, 8 March, 2016-(SDN/QJ): – Kooxda la baxday Khaatumo ee Hoggaamiyo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Shalay Magaalada Buuhoodle kaga dhawaaqay in la samaynayo Maamul midenaya Kooxdooda Khaatumo iyo Kooxda la baxday Maakhir ee Bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland. Gabogabada Shir Cali Khaliif Galaydh iyo Kooxdiisa uga socday Magaalada Buuhoodle, ayay ku dhawaaqeen Midow dhex…

Read More

“Dalku jarbuu ka laalaadaa waxaa badbaaadinaya xisbiga WADDANI Iyo Cabdiraxmaan Cirro”Xildhibaan Aareeye

Berbera 8,March,2016(SDN/QJ):-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim (Aareeye) oo ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland, isla markaana tirsan  masuuliyiinta Xisbiga WADDANI, ayaa  mar uu meel fagaare ah kala haddlayey shacabka magaalada Berbera waxaa uu sheegay Saddex qodob oo uu ku jecelyahay Magaalo xeebeeda Berbera. ”Reer Berberaadow  Saddex Xaalo Ayaan idinku jecelahay,ta ugu horaysa cigaal baa idin ka…

Read More

Dawlada Australia oo ka hadashay Dooni Shixnad Huba u siday Dawlada Somaliya oo shalay la qabtay

Sydney 8,March,2016(SDN/QJ):-Maalintii Doraad  waxaa warbaahinta dalka Australia  qortey in Markab dagaal oo laga lee yahay Australia uu qabtey doon hub badan u waddey Soomaaliya.   Ciidamada saaran Markabka HMAS Darwin oo ka hawlgala xeebaha Soomaaliya ayaa doonta hubka wadey ku istaajiyey meel 300km u jirta xeebta dalka Cumaan, waxaana ay ka heleen ku dhawaad 2000…

Read More

Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga oo soo gabagabeysay Ollole Dhir beeris ah oo ay ka waday Hargeysa

Hargeysa  8,March,2016(SDN/QJ)-Wasaaradda Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga waxay dugsiga Nuradiin kusoo gebagebaysay ollole qaran oo bilihii u danbeeyey ay fulinaysay  Wasaaraddu, kaas oo lagu horumarinayey deegaanka, gaar ahaan kan caasimadda. Munaasibadda gunaanadka ollolahan waxa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismacil Baandare,wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdilaahi Ibraahim…

Read More

Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiye Cirro Oo Safarkii Sama-wade Lugtiisii Saddexaad Ugu Kicitimay Gobolka Saaxil Iyo Soo dhaweyntii Taxnayd Abdaal Ilaa Berbera DAAWO

Berbera 07. March 2016 (SDN/QJ):- Waftigan ballaadhan uu guddoomiye guddoomiyaha golaha Wakiiladaa Somaliland  ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarradka Ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa safarkii Sama-wade lugtisii saddexaad saaka ugu jarmaaday Gobolka Saaxil,iyagoo socdaalkood ka bilaabay degmada Abdaal ee gobolka Saaxil,waxaana kala kulmeen soo dhaweyn aad u ballaadhan,isla markaana waxay cabaar ku hakadeen magaalada…

Read More

“Boobe Haduu Ka Bixi Lahaa UCID, Faysal Salaatu Shukri Buu Tukan Lahaa” Cali Guray

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ka hadlay dareenka Guddoomiye Cirro ee iscasilaada Xoghayihii Warfaafinta xisbiga WADDANII Boobe Yuusuf Ducaale. Mujaahid Cali Guray ayaa sheegay in aanu guddoomiye Cirro ku farxi doonin warka Boobe ee ah iscasiladiisa,waxa kale oo uu…

Read More

Roobabka Raxmaadka Eebbe oo Maanta Ka Curtay Deegaano ka Tirsan Gobolada Galbeedka Somaliland DAAWO

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Roobaabka Raxmaadka eebbe oo lagu qabawsaday ayaa Maanta ka da’ay Jiido badan oo ka Tirsan Goboladda Galbeedka Somaliland,Xili ay Jiidahaas ka taagnayd Xaalad abaareed oo Saamayn ku Yeelatay Nolosha Dadka Iyo Duunyadaba. Sida ay Wararku Sheegayaan Waxa uu Raxmaadka eebbe Maanta Ka Curtay Magaalada Gebilay ,Sidoo kale Degmada Dilla ee…

Read More

Khasaaraha ka Dhashay Sadex Shil Baabuur oo Maanta ka Dhacay Deegaamo Somaliland ah

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Sadex Shil oo Baabuur ah Isla markaana Sababay Khasaare isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa Maanta ka Kala Dhacay Deegaamadda Kala Baydh,Arabsiyo iyo Duleedka Magaaladda Berbera. Sida ay Ku Waramayso Shabakada Qurbejoog oo Xidhiidho kala duwan la samaysay Deegaanada ay Shilalkani ka dhaceen ayaa sheegaysa in Shilka Kowaad uu ka dhacay…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baarlamaanka ugu baaqay in ay Adkeeyaan Midnimada iyo Dowlad-wanaagga

Muqdisho (SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa kula Dar-daarmey Baarlamaanka Federaalka Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Adkeeyaan midnimada. Xasan Sheekh ayaa hadalkan ka sheegay Xaflad Casho-sharaf ahayd oo lagu maamuusayay Xiritaanka Kal-fadhiga toddobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Xalay lagu qabtey Muqdisho. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Tilmaamey in Baarlamaanka Federaalka uu…

Read More

“Waxaa Jira Qaar Milgaha Iyo Sharafta Warbaahintu Ka Qaloocatay, Ama Hub Siyaasadeed Ka Dhigtay Faafinta Beenta…..” Maxamed Nuur Caraale Duur

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu iska casilayo xisbiga Waddani.Isla markaana wuxuu sheegay in warbaahinta qaarkood milgaha iyo sharaftu ka qaloocatay. Maxamed Nuur Carraale Duur , wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay boggiisa face Book-ga waxana uu u dhignaa…

Read More

“Dhamaantayo Waddani Iyo Isbahaysiga Kulmiye Waxaanu Nahay Isbedel Doon” Siyaasi Xamarje

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiga Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje) ayaa bogaadiyay wadahadaladda u bilowday xisbigooda Waddani iyo garabka isbahaysiga Kulmiye, isla markaana wuxuu ishaaray inay raali ka noqonayaan wax kasta oo ay isku raaci karaan. Xamarje oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ogaal isagoo jooga Jabuuti wuxuu xusay inay aad u soo dhawaynayaan wada…

Read More

“Intii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dalka Qabsatay Cidda La Baa’biinayo & Cidda La Wiiqayaaba Ma dhaafsiina Subeer Awdal……” Suldaan Xasan Suldaan C.laahi

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha SUBEER AWAL Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ay hareero Fadhiyeen qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Sacad Muuse (Subeer Awal), ayaa si Adag uga hadlay Xadhigga Suldaan Mowliid Cali Sabbeyse iyo Suldaan Ibraahim Sulub oo Xukuumaddu u xidhay shaqaaqo ka dhacday Deegaanka Hadeyta ee…

Read More

SAWIRRO: Guddida Sahan Barwaaqo Oo Deeq Biyo Ah Oo Ka Timid Hay’ad Islaami Ah Gaadhsiisay Deegannada Hoos Taga Salaxley Ee Abaaruhu Saameeyeen

Hargeysa (SDN) – Gudida Guud ee Beesha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagle) ee Sahan Barwaaqo ayaa maanta gaadhsiisay 50 booyadood Deegannada hoos taga Salaxley . Deeqdan Biyaha ah oo ka timid Hay’adda islaamiga ah ee Al Sunna Charity Center oo xarunteedu tahay Hargaysa ayaa waxaa lagu soo Hagaajiyay Guddida Sahan Barwaaaqo iyadoo Guddiduna ay Deeqdasi ay gaadhsiisay…

Read More

Madaxwayne ku xigeenka oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Ururka Dalalka Islaamka

Hargeysa (SDN) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ahna gudoomiyaha guddiga heer qaran ee gurmadka abaaraha, ayaa fiidkii xalay hoolka shirarka ee qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefdi ka socda Ururka Dalalka Islaamka (OIC) ee fadhigiisu  yahay Jeddah Sucuudi Arabia. Madaxweyne ku xigeenka, waxa ku wehelinaayey kulankaas, wasiirada Diinta iyo Awqaafta, Maaliyadda,…

Read More

Siciid M. Daahir: Astaantii dadnimada!

Diyaar-garow waxbarasho ayaan ku jiray. Kulan aan qorshaysnayn ayaannu si kedis ah ugu kulanay mid ka mid ah dadka aan aqoonta iyo diinta ba ku ixtiraamo ee dalka. Annagoo wada hadlayna, ayuu alleenka gacanta ee aan sitay soo dhacay, anigoon eegin ayaan hoos u dhigay. Mar kale ayuu soo dhacay, haddana eegay oo dhigay. Mar…

Read More