Mareykanka Oo Loogu Hanjabay In Lagu Weerari Doono Hubka Halista Ah Ee Nukliyeerka
Seol – Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa wali wada hanjabaadaha ay u jeedineyso Wadamada Dariska la ah iyo Dowlada Mareykanka, waxaana war cusub oo maanta Dowladaasi soo saartay shaacisay in ay Mareykanka ku weerari doonaan hubkooda Nukliyeerka ah. War maanta oo Isniin ah kasoo baxay Dowlada Kuuriyada Waqooyiga ayaa loogu hanjabay Dowladaha Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed,…
