Shaqaalihii Somalida oo diiday inay dib ugu laabtan Shirkadda Hilibka Cargill inta ay wax ka badalayso Siyaasadda Salaad Tukashada!

Washington 06.March 2016 (SDN/QJ):- Shirkad wayn oo diyaarisa hilibka oo ku taalla oo lagu magacaabo Cargill kuna Fort Morgan ee dalka Maraykanka ayaa dib u shaqaalaysiisay  10 kamid ah 150 shaqaale oo sanadkii tagay dabayaaqadiisii laga eryay shaqada, kadib markii ay shaqada uga  tageen muran la xiriira Tukashada Salaadda.   Kadib markii uu dhibaato keenay…

Read More

Siyaasi Xassan Al- Turaabi Oo Ku Geeriyooday Da’da 84-jir

Khartoum – Allaha u naxariistee waxaa gelinkii dambe ee Sabtidii maanta Magaalada Khartoum ku geeriyooday Sheekh Hassan Abd Allah Al-Turabi, oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu waawayn ee dalka Suudaan, sida wayna looga garanaayo daafaha caalamka. Sheikh Hassan Abd Allah al-Turabi, ayaa sanadkii 1932-kii ku dhashay Magaalada Kassala ee dalkaasi Suudaan, waxaana uu ku geeriyooday…

Read More

Somaliland: Information Secretary Tenders Resignation, Wadani Opens talks with Kulmiye Defected Wing

HARGEISA— Information secretary of Somaliland’s Opposition Wadani national political Party, Boobe Yusuf Du’ale has tendered his resignation on Saturday. The resignation announced by the information secretary coincides at a time that Wadani opposition party opens direct talks with the allied group of defected former cabinet minister of Kulmiye ruling party. No reasons have been cited…

Read More

Sidee ayay Ugu Suuro Gashay in Ciidanka Boolisku Gacanta ku soo dhigaan dablayda ku eedaysan dilka Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil iyo Xogwaran uu na siiyay Taliye Fadal DHAGAYSO

Hargaysa 05.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Galabta Ciidamadda amaanka oo Afartii Cisho ee u danbeeyay ku danbo jiray Dablaydii Salaasadii ku dishay deegaanka Biyoole ee Gobolka Saaxil u Suurto gashay inay soo qabtaan Raaci u danbeeyay ee Kooxdaasi iyadoo habeen Sadexaadkii ay Ciidamadu gacanta ku soo dhigeen 8 ka mid ah Kooxdan. Taliyaha Guud ee Ciidanka…

Read More

Madaxweynaha Turkiga Oo Tilmaamay In Loo Baahan Yahay In Magaalo Wayn Loo Dhiso Qaxoontiga Suuriya

Ankara (GM) -Madaxweynaha dalka Turkiga waxa uu soo jeediyay in magaalo cusub laga dhiso waqooyiga dalka Suuriya. Waxa uu doonayaa in magaaladaasi la dejiyo boqollaal kun oo qof oo ka soo qaxay colaadda Suuriya oo ku sugan Turkiga.Recep Tayyip Erdogan waxa uu sheegay in magaaladaasi cusub la dhisi karo haddii beesha caalamka ay kawada shaqeyso….

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Codsi u diray Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho

Muqdisho (QJ/SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta gobolka iyo degmooyinka gobolka Banaadir ee xoojinta amniga caasimadda. Kulankan ballaaran oo ay ka soo qeybgaleen madaxda gobolka Banaadir, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, taliyeyaasha ciidammada gobolka, iyo mas’uuliyiin kale ayaa Madaxweynaha waxaa uu ka jeediyay khudbad uu…

Read More

Qaraxyo Ciidanka Itoobiya ee AMISOM lagula eegtay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Baardheere (QJ/SDN)- Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa la sheegay inay goor-dhow ka dhaceen qaraxyo, waxaana wararku sheegayaan in qaraxyadaan ay ahaayeen miinooyinka dhulka lagu aasay. Wararka ayaa intaas ku daraya in qaraxyadu ay ahaayeen shan ayna ka dhaceen waddada weyn ee degmadaas dhex-marta iyadoo lala eegtay ciidamada ka socda Itoobiya ee qaybta ka ah…

Read More

War Deg Deg ah: Ciidamadda Amaanka oo Gacanta ku dhigay Raacii u danbeeyay ee dablaydii dishay Taliyihii qaybta booliska Gobolka Saaxil

Hargaysa 05.March 2016 (SDN/QJ):- War deg deg ah oo Naga soo Gaadhay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Shaaca ka qaaday in Ciidamadda amaanku ay Soo qabqabteen 3-dii nin ee ka hadhsanaa Dablaydii dishay Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil Marxuun Gaashaanle C.risaaq Yuusuf Maxamud “Casayr”. Sida uu Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyey Taliyaha Guud…

Read More

Gudoomiye Cirro oo ka Dareen Celiyay Is Casilaadii Xoghayihii Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Boobe Yuusuf DAAWO

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka Fal Celiyey Iscasilaadii uu Maanta ku dhawaaqay Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Sheegay inuu Gebi ahaanba iska Caislay Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Read More

“In la Dhul Jiifeeya Ma aha,Somaliland Waa Qaran in la Kala Sheegto oo Buuraha la galo ma aha” Xaaji Cabdi Waraabe

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), oo ka mid ah hal-doorka Somaliland ee dhidibada u taagay nabadgelyada Somaliland, ayaa dilka taliyihii Booliska gobalka Saaxil ku tilmaamay dhacdadii ugu foosha xumayd ee soo marta Somaliland, waxaanu ku taliyay in nabadda la ilaaliyo. Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah…

Read More

Sheekh Aadan Siiro oo Dilalka Saraakiisha Ciidamadda ku Xidhiidhiyey Maamul Xumo Baahsan oo dalka taala

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda Nabadgalyo ee Somaliland, Caddaaladda iyo Dilkii dhawaan deegaanka Biyoole loogu geystay Taliyihii Booliiska ee Gobolka Saaxil Marxuum Caseyr. Sheekh Aadan-Siiro, waxa Xukuumadda, Culimada iyo Madax-dhaqameedka ugu baaqay in laga wada shaqeeyo adkaynta Nabadgalyada, isagoo ka digay in…

Read More

Boobe Yuusuf Ducaale oo Gebi ahaanba iska Casilay Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbiga Waddani Maxaa Saluuga Keenay DAAWO

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Xoghayihii warfaafinta ee Xisbiga Wadani Md Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maanta iska casilay xilkii uu xisbigaa ka hayey iyo xubinimadii uu ka ahaaba. War qoraal ah oo uu soo saaray Boobe yuusuf Ducaale oo ay qayb ka ahayd suugan ku hadal iyo soo xigasho murti kala dawan ayuu ku caddeeyey is casilaadiisa.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xil Ka Xayuubin Aan La shaacin Ku Sameeyay Guddoomiye Xigeenkii Gobolka Hawd

Hargeysa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xilkii uu qaranka u hayay ka xayuubiyay Badhasaab ku Xigeenkii Gobolka Hawd Warsame Faarax. Inkastoo aan warbaahinta la soo gaadhsiinin, haddana waxa ay dad looga qaateen ahi u sheegeen shabakadda GaloolMedia in xilkii laga xayuubiyay Warsame Faarax Soomaali oo muddooyinkii ugu dambeeyay ahaa badhasaab…

Read More

Daawo: Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Berbera Loogu Sameeyay Taliye Casayr

Berbera (GM)-Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada berbera si wayn loogu aasay Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud [Casayr] oo dhawaan ay dabley hubaysani ku dishay deegaan ku yaalla gobolka Saaxiil. Aaska Qaran ee marxuum Casayr ayaa waxa ka qayb-galay madaxweynaha Ku xigeenka Somaliland iyo guddoonka xisbiyada Qaranka. Hoos ka Daawo Muuqaalka Aaska Taliye Casayr https://www.youtube.com/watch?v=u7lBJQGm7gk  

Read More