Wasaaradda Deegaanka Oo Hargeysa Ku Qabatey Kulan ku saabsan Maamulidda & Soo Nooleynta Kheyraadka Dabiiciga Ah

Hargeysa, 29,March,2016 (SDN/QJ):- – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa ka furtay kulan ku saabsan Maamulidda iyo Nooleynta Kheyraadka Dabiiciga ah ee Somaliland. Kulankan oo furitaankiisii ay ka qayb-galeen Wasiirrada Wasaaradaha Qorsheynta Cali-Shoombe, Guddoomiyaha Hay’adda NERAD iyo Masuuliyiin ka socday Hay’adaha ka…

Read More

Qaylo dhaan Biyo la’aan oo ka soo Yeedhaysa Dadka Deegaanka Garbahaaray degmada Saaxo DHAGAYSO

Garbahaaray, 29 March, 2016 (SDNQJ): – Waxaa wali Cabashada ugu badan ka soo yeeraysaa deegaanada ay ka jirto abaaraha  dhulka Puntland waxaana qaylo dhaan ay kasoo yeeraysa dadka reer guuraaga ah kuwaas oo xoolihii iyo iyagiiba ay saamayn ku yeelatay. Nabadoon Cali Cabdi Aadan oo kamid ah waxgaradka deegaanka garbahaaray oo 16KM u jira degmada…

Read More

UAE: Maxkamad 11 qof ku xukuntay Xabsi Daa’in iyo Sababta lagu xidhay

Dubai 29,March,2016(SDN/QJ):-Maxkamada dalka Isu  taga-Imaaraadka-Carabta  ayaa Doraad xabsi daa’in ku xukuntay eedaysanayaal loo heystay inay abaabulayeen weeraro argagaxiso oo ay dhaqaale ugu aruurinayeen kooxo argagaxiso ah. Dadka maxkamada lasoo taagay ayaa gaadhayey 41 qof, kuwaasi oo labo kamid ah la xukumay iyagoo maqan.   Kooxdan ayaa lasoo qabtay bishii Oktoober ee sanadkii hore waxaana  lagu…

Read More

Magaalada Paris iyo Maxkamad lasoo taagay 7 Nin oo Soomaali ah oo loo haysto Budhcad-badeednimo

Paris, 29 March, 2016 (SDNQJ): – Todobo nin oo Soomaali ah loona haysto burcad badeednimo ayaa la horgeeyay maxkamad ku taalla magaalada Paris, waxana loo haystaa afduubka doon laga lahaa dalka Faranskiiska oo ah kuwa dalxiiska. Dacwadda todobadan nin oo da’adooda lagu kala sheegay  inay u dhaxaysay, 25 iyo 32 aya dacwaddoodu socon doontaa illaa…

Read More

Daawo:- Filimkii Xassan Xanafi Xaaji [Dilaaga Wariyaha] Oo Xaqiiqadiisa La Kashifay

Muqdisho (QJ/SDN – Kooxda “Journalists For Justice” [Saxafiyyiin U taagan Cadaaladda] ayaa Internet-ka ku baahisay Muuqaal ay ku sheegeen iney ku soo bandhigayaan qisada xaqiiqda ah ee Filimkii dhawaan laga soo duubay Xassan Xanafi Xaaji oo ku jira gacanta DF-ka. Kooxdan oo magaceeda loo soo gaabiyo “J4J” ayaa ku sheegtay hordhaca Video-ga in Dawladda Federaalka oo…

Read More

‘’Xisbiga WADDANI qayb kama noqon doono soo jeedin, qorshe ama go’aan kasta oo lagu hakinayo diiwaangelinta’’

Hargeysa (QJ/SDN) – Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa war-saxaafadeed rasmi ah kasoo saarray Dib-u-dhigis lagu sameeyay Diwaan-galinta Cod-bixiyayaasha oo la filayay inay todobaadka soo socda ka bilaamanto Gobolka Maroodi-jeex,gaar ahaana Degmooyinka Hargaysa iyo Sallaxley. Qoraal uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Xisbiggaasi,Cabdiraxmaan-cirro,ayaa u dhignaa sida tan: “ Ujeeddo: Mawqifka Xisbiga WADDANI ee ku Wajahan Hakinta Diiwaangelinta…

Read More

Kooxda Nabad-diidka ah ee Ku Sugan Magaalada Buuhoodle oo Xalay Nin ku Toogtay  Deegaanka Kalshaale  

Kalshaale, 28 March, 2016 (SDNQJ): – Waxa xalay dablay hubaysani ay toogasho ku dhaawaceen  Faarax Axmed (Kama Dage) deegaanka lagu magacaabo  Maskax-buqle oo ka tirsan aagga Kalshaalle, Sida uu noo xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Qori-lugud.Maxamed Cumar Faarax.     Ninkan la dhaawacay   ayuu Guddoomiyaha Qori-lugud sheegay in uu ahaa nin reer miyi ah oo xoolo dhaqato…

Read More

Xoghayihii hore ee arrimaha dibedda ee UCID Maxamed Haruun oo ka waramay sharcinimada musharax Jamaal Cali Xuseen

London March 28,2016(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga cadaalada iyo Daryeelaka UCID Maxamed Haaruun Biixi oo ahaa aqoonyahankii isku duba riday heshiiskii ay ku bahoobeen Jamaal Cali Xuseen iyo UCID ayaa markii u horeysay ka waramay sharcinimada Musharax Jamaal Cali Xuseen. Aqoonyahan Maxamed Haruun Biixi ayaa barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu soo dhigay qoraal uu ku…

Read More

Xisbiga WADDANI oo madaxwayne Siilaanyo uga Digay in la hakiyo Diwaangalinta Codbixiyayaasha

Hargeysa 28,March,2016(SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka Waddani ayaa ku adkaysanaya in lasii diwaangalinta Codbixiyayaasha kadib markii maanta Xukuumada iyo Xisbiyada KULMIYE iyo UCID isla qaateen in dib loo dhigo. Madaxwaynaha ayaa komishanka doorashooyinka u gudbiyey warqad uu kaga codsanayo in Diwaangalinta Codbixiyayaasha ay dib u dhigaan Abaaraha ka jira Somaliland Darteed, balse Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa…

Read More

SAWIRRO: Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqday Dhaawacyada Askartii Puntland Kaga Dhaawacantay Dagaalkii SUUJ

Garowe (QJ/SDN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo uu weheliyo Madaxweynaha Puntland, Mudane Cabdweli Maxamed Cali Gaas, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah iyo Puntland, ayaa maanta booqday qaar kamid ah dhaawacyadii ay wax yeelladu ka soo gaartay dagaalkii dhawaan ay la galeen Ciidamadda Puntland kooxda Al-shabaab….

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sababo Macquul ah ku diiday in dib loo dhigo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha DAAWO

Hargeysa, 28 March, 2016 (SDNQJ): – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Ganafka ku dhuftay soo jeedin uga Timid Madaxweyne Siilaanyo oo ku Saabsan in dib loo dhigo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Markii hore la filayay in Gobolka Maroodi Jeex ay ka bilaabanto 2 Bisha April. Inkasta oo Gudoomiye Cirro uu taageeray go’aankii Madaxweynaha sheegayna in…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Soo dhaweeyay in La Hakiyo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha DAAWO

Hargeysa, 28 March, 2016 (SDNQJ): – Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyay Go’aan uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo kaga dalbaday Komiishanka Doorashooyinka Qaranka,Hogaanka Sadexda Xisbi iyo Shirgudoonka Golaha Baarlamanka ee {Guurtida iyo Wakiiladda} in dib loo dhigo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka qaranka.

Read More

Madaxweynaha Somalia oo Safiirka Ruushka ka Guddoomay Warqadihii Aqoonsiga

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadihii Aqoonsiga kaga guddoomay safiirka cusub ee waddanka Ruushka, ahna wakiilka dalka Ruushka ee Somalia, Mr Sergey Kuznetsov. Xasan Sheekh ayaa kulankaas ka sheegay, in Somalia ay gacmo furan kusoo dhaweyneyso danjire Kuznetsov, isla markaana ay si buuxda ula shaqeyn doonto, inta uu howlaha shaqo…

Read More

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo dib loo dhigay Wakhti aan La Cayimin,Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay iyo aragtida Xisbiyada SAWIRO

Hargeysa, 28 March, 2016 (SDNQJ): – Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isugu yeedhay Maanta, Shir Guddoonka Labada Gole Baarlamaan, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi Qaran. kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii loogu damqan lahaa shacbiga Somaliland ee ay soo foodsaartay Abaarta baahsan ee Dad iyo Duunyaba saamaysay, ayaa lagu gorfeeyey sidii…

Read More

Tuug Hubaysan Oo Dhac Iyo Boob La Beegsaday Laamo Xawaaladeed Oo ku Yaalla Hargeysa Iyo Ciidanka Booliska Oo Afka Ka Xidhay

Hargeysa, 28 March, 2016 (SDNQJ): – Laba Xafiis oo ka mid ah Laamaha Xawaaladda Dahab-shiil ee Magaalada Hargeysa, ayaa Nin ku hubeysan Baastoolad uu isku dayey inuu baadho Shalay gallinkii danbe, laakiin labada Xafiis mid ka mid ah ayuu ku guuleystay inuu ka qaato lacag dhan $500, halka Xafiiska kalena uu ku guuldaraystay oo hawl-wadeenkii…

Read More