Dawlada Shiinaha oo Faahfaahisay Qorshaha ay ka Damacsantahay Saldhig Milateri oo ay ka furatay Djabuuti
Djibouti 27,March,2016(SDN/QJ):-Dawlada wadanka Shiinaha ayaa sharraxaad ka bixisay qorshaha saldhigga shiinaha uu dhawaan ku yeeshay dalka Djibouti. Saldhiggaas oo ciidamada badda ee dalkaasi Shiinuhu ay ku yeesheen Djibouti ayaa ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo Shiinuhu ku yeesho meel ka baxsan dalkaasi. Shiinaha ayaa sheegay in saldhiggaas aanu uga dan lahayn isballaadhin dhanka…
