DHAGEYSO: Murashax Maxamed Xassan Finad Oo Sheegay In Cidda Kaliya Ee Wax laga Waydiin Karo Mashruuca Banka Qool-cadey ay tahay Dadka Deegaanka
Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Musharax Maxamed Xasan Xaashi [Finad] oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada Aqalka barlamaanka Somaliland ayaa sheegay in mashruuca banka qool-caday cidda kaliya ee wax laga waydiinayaa ay tahay dadka deegaanka ee halkaasi ku dhaqan, isagoona sheegay in haddii xukuumadda Somaliland ay wax u qabanayso dadkaasi ay u baahanyihiin in…
