“Wasiirka Ciyaaraha Waxaan Xasuusinayaa, Waxa Na Xukuma Wasiir Kaa Tun-weyn Oo La Yidhaahdo…” Xasan-Shahar

Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Dhulka ee Dawladda Hoose ee Hargeysa Xildhibaan Xasan-Shahar, ayaa Xildhibaan Saleebaan-Dogox ka difaacay eedaymo ay u jeediyeen Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha, kuwaasi oo sheegay in Xildhibaanka oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa uu Xoog kula wareegay Garoon Kubadeed oo ku yaalla Degmada Axmed Dhagax. Xildhibaan Xasan-shahar…

Read More

Dallada Sonyo Oo Ku Baaqday Shirweyne Qaran Oo Laga Yeesho Aafada Qaran Ee Tahriibta

Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa ku baaqday shirweyne qaran oo ay isugu yimaaddaan xukuumadda, golayaasha qaranka iyo xisbiyada dalku si looga arrinsado aafada tahriibta iyo dhimashada dhallinyaradii dalkan mustaqbalka u ahayd. Dalladda SONYO ayaa mar kale umadda reer Somaliland ka tacsiyeysay geerida naxdinta leh eek u timid dhallinyaradii dhawaan…

Read More

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Mujaahid Cali Gurey ku eedeeyay Laba wajiileyn uu ka dhex wado Musharax Jamaal Cali Xuseen iyo Isaga

Hargeysa 20,April,2016(SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in isaga iyo musharaxa Madaxwayne ee Xisbigaasi uu isku diray Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey). Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxaa uu ku dooday in Jamaal Cali Xuseen uu  Caban karo,  balse Mujaahid Cali gurey aanu waxba ku lahayn…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Codsaday In Muddo Kordhin Loo Sameeyo Guddida Ansixinta Axsaabta Siyaasadda, Markii Jamaal Cali Xuseen U Gudbiyey Dacwad Ka Ah Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Golaha Wakiillada ka codsaday in Muddada ay shaqeynayaan loo Cusbooneysiiyo Guddida Ansixinta Axsaabta Qaranka iyo Hay’adda Maamul-Wanaagga. Qoraal Madaxweynuhu u gudbiyey Golaha Wakiillada oo Shalay loo Akhriyey Mudaneyaasha Wakiillada, ayuu Madaxweynuhu ku codsaday in Muddo Kordhin loo sameeyo Guddiyada kala ah, Guddida…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Jawaab ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Generaal Gaafoow DAAWO

Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye oo maanta shir’ jariid ku qabtay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay maamulka taagta daran ee Magaalada Muqdisho. Dhinaca kale Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland waxaa uu sheegay in ka Dawlad ahaan ay…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyey Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolka Maroodijeex

Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Daboolka ka qaaday in Hawl galka qaran ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu uu Si rasmi ah uga Bilaabmi doono Gobolka Maroodijeex 30 Bishan April. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Komishaneer Siciid Cali Muuse oo Nuqul ka mid ahi soo Gaadhay Shabakada Qurbejoog ayaa u dhignaa Sidan:-

Read More

Magacyada Toban Mas’uul oo Somaliland iyo Somalia uga qayb galaya Shirka Wada Hadalada labada dal & Ajandaha Kulamada hore

Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska Geeska Afrika ayaa helay warar dheeraad ah oo la xidhiidha xogtii uu cadadkiisii shalay ku soo bandhigay ujeedooyinka lala xidhiidhinayo safarka ay dalka Turkiga ku tageen wasiirro ka socda Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid ahayd in la doonayo in ay dhacaan kulamo astaan u noqda dib u bilabashada…

Read More

Eedaysanayaashii Qaraxii Shirkadaha Diyaaradaha ee Daallo oo Maxkamad la soo taagay

Muqdisho 20, April 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa Shalay  billowday dhageysiga dacwad loo heysto 13 eedeysane oo loo heysto weerarkii Qaraxa ahaa ee February Sannadkan ka dhex-dhacay diyaarad ay lahayd shirkadda Daallo Airline, inkastoo dib loo dhigay dhageysiga dacwaddooda. Waxaa goobjoog ka ahaa kulankan Hay’adaha Amniga Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa ajnabi ah, kuwaasoo…

Read More

Eng Maxamed Xaashi oo ka Hadlay Wada hadalada Turkiga,Dhimista Miisaaniyada, Iyo kala Mudnaanta 18 May iyo 26 June

Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin Digreetadii uu Madaxweynuhu dhawaan ku soo saaray dhimista Misaaniyadda Qaranka ee Sannadkan 2016, wada hadallada la sheegay in ay Turkiga uga bilowdeen Somaliland iyo Soomaaliya, lacagta laga jaro mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada,…

Read More

Diiwaan-gelintii Codbixiyeyaasha Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Horay Loo Soo Dhigay iyo inta Goobood ee ay ka bilaabmi doonto

Hargeysa, 20, 4,2016 (QJ/SDN) – Diiwaangelintii codbixiyayaasha ee gobolladii hadhsanaa kuwaasi oo muddo bil ah dib loo dhigay xaaladd abaareed oo dalka lasoo deristay awgeed ayaa la filayaa in ay dhawaan dib u bilaabmato, iyadoo laga soo horumarin doono xilligii markii hore loo qoondeeyay. Diiwaangelinta gobolka Maroodi-jeex ayaa la sheegayaa in ay bilaabmi doonto 30…

Read More

Gudoomiyha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe oo kulan la qatay Xubno Culus oo ku soo biray Xisbiga UCid kana soo jeeda Deeganada Gobolka Cayn,Togdheer,Saaxil , Sanaag ,una muujiyey Tageeristooda

London20April16(SDN/Qj)waxa kulan ku dhexmaray Maagalada London kulan balaran iyo casho sharaf isagu jira oo xubno Culus oo ku soo biray xisbiga Ucid kulankan waxa ka soo qayb galay   Madaxda Sare ee Xisbiga ee heer qaran iyo Xubnaha Uk , kulanka oo ay soo qaban qabiyeen Tageerayasha Gobolada Cayn iyo Togdheer ,Saaxil ,Sanaag ayaa waxay…

Read More

Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Dalka Masar Oo Weli Ku Adkaysanaya In Ay U Tahriibaan Qaaradda Yurub

Qaahira, 20,4,2016 (QJ/SDN) – Soomaalida tahriibka u joogta dalka Masar gaar ahaan magaalada Qaahira kuwaasi oo hadda u diyaarsan in ay u baxaan dhanka qaaradda Yurub gaar ahaan dalka Talyaaniga ayaa weli ku adkaysanaya in ay ka gudbi doonaan biyaha badda Midhatareeniyaanka ee u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar halkaasi oo todobaadkan ay ka dhacday musiibo…

Read More

Maydka tiro Beelay,Badweyntu Tufayso,Wedkaa jidka taagan,Ku Taamilo Qaado DAAWO

Hargeysa 19,April,2016 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa maanso baroordiiq ah ka tiriyay Dhalinyartii ku dhimatay Bada u dhaxay Talyaaniga iyo Masar. Maansada Abwaan ku tiriyay oo ka hadlay Xanuunka Tahriib iyo sida aan looga warqabin dhalinta Badaha ku madhatay waxaa ay odhanaysaa:- Maydkaa tiro Beelay Badweyntu Tufayso Wedkaa jidka taagan Ku Taamilo Qaado. Ha…

Read More

Xog waranka Hooyo Faadumo ka Bixisay Doonidii ku qaraqantay xeebaha U dhaxeysa Talyaaniga iyo Masar oo Laba qof kaga dhinteen

Burco 19,April,2016 (SDN/QJ):- Faadumo Cawil Khayre waa hooyo ku nool magaalada Burco oo ay bada kaga dhinteen gabadh iyo ilmo yar oo ay dhashey. Waxaa ay markii u horeysay sheegtay in doonidii ku qaraqantay xeebaha giriiga ay mudo toban cisho ah bada ku jirtay  oo la waayay meel ay ku sugantahay, hooyadu waxaa ay sheegtay…

Read More

“Dawladda WADDANI waxa u qorshaysan in ay hawl-geliso xoogga iyo maskaxda dhallinyarada miyi iyo magaalaba si ay dalkooda u dhistaan” Xisbiga Waddani

Hargeysa 19,April,2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Waddani waxaa uu soo saaray   qorshaha ay ku hagi doonaan  dhalinyarada Somaliland marka ay ku guuleystaan tartan doorashada madaxtooyada ee 2017ka. War kasoo baxay xafiiska warbaahinta Xisbigaasi ayaa u dhignaa sidan:- DHALLINYARADA   Dawladda WADDANI waxa u qorshaysan in ay hawl-geliso xoogga iyo maskaxda dhallinyarada miyi iyo magaalaba si ay dalkooda u…

Read More

Gudd. Cirro Oo Sheegay In Lixdii Sano Ee Xukuumadda Siilaanyo Uu Tahriibku Ka Sii Daray Kuna Eedeeyey Qorshe La’aan

Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey in ay ku guul-darraysatay wax qabashada dhalinyarada dalka ee tahriibaysa oo uu sheegay in ay maalinba maalinta ka dambaysa tiradoodu sii kordhayso. Guddoomiye Cirro oo shalay ka hadlayey xaflad uu xisbigiisu ku soo dhoweynayey taageerayaal kaga soo biiray…

Read More