Muxuu Cabdillaahi Yuusuf Ka Yidhi Isku-Dayga Af-Gambigii Saraakiisha Reer Woqooyiga Ee Sanadkii 1961? DAAWO
London 18.April 2016 (SDN/QJ):- Kornayl Cabdillaahi Yuusuf Axmed, Hogaamiyihii hore ee SSDF, Puntland iyo dawladda Soomaaliya waxa uu buuggiisa HALGAN iyo HAGARDAAMO cutub ka mid ah kaga hadlayaa aragtidiisa iyo xusuus qorkiisa ku aaddan Af-gambigii saraakiishii reer Woqooyiga ahaa kula kaceen dawladdii is-raaca Somaliland iyo Soomaaliya ee lixdankii dhalatay kadib saluug shacabka reer Somaliland ay…
