Daawo:- Wasaaradda Arimaha Guddaha Somaliland Oo Fariin Digniina Ka Soo Saartay Cid Kasta Oo Ka Qayb Gasha Shirarka Somalia
Hargeysa, 13,4,2016 (QJ/SDN) – Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa digniin u dirtay odayaasha dhaqanka Somaliland in aanay ka qayb-galin shirka wada-tashiga Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=D4sJlgC-Fiw
