Daawo:- Madax-dhaqmeedka Beesha CIIDAGALE Oo Si Adag Ula Hadlay Wasiir Waran-cadde
Hargeysa, 12, 4, 2016 (QJ/SDN) – Qaar kamid ah Madax dhaqameedka Beesha Degta Koonfurta , Bariga Iyo Badhtamaha Hargaysa (Ciidagale) ayaa si adag uga hor yimid Hindise la sheegay in uu Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Warancade ku rabo in Deeggaameen Cusub ku sameeyao Xawaalka Waran Cade oo ah meel ka tirsan degmada Sallaxley ….
