Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Oo Xabsi Muddo Dheer Ah Lagu Xukumay
Hargeysa, 11,4, 2016 (QJ/SDN) – Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ka mid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Hargeysa ayay ciidamada Somaliland xabsiga dhigeen dabayaaqadii sanadkii hore kaasi oo illaa hadda xabsiga ku jira. Warar hoose oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in abwaanka la xukumay iyadoo lagu xukumay xabsi muddo dheer ah. Inkastoo…
