“Dawlada Somaliland ayaa ka gaabisay Durmaanka uu Ismaaciil Cumar Geele Tumayo” Xildhibaan Cali Aareeye
Hargeysa, 10,April,2016(SDN/QJ):-Xildhibaan Cali Aareeye oo ka mida mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda Gobolka Salel ayaa sheegay in dawlada somaliland ay ka gaabisay Xidhiidh wanaagsa oo ay la yeelato dhigeeda Djabuuti. Xildhibaanku waxaa uu sheegay in madaxwaynaha Djabuuti uu kasoo jeedo gobolka Saylac, hooyadiina u dhalatay Gobolka Awdal, gabadhiisuna kasoo jeedo magaalada Hargeysa…
