“Madaxweyne waanu kaaga mahadnaqaynaa sidii aad noogu soo gurmatay Wakhtigii Abaaraha Laakiin waxa nagu hadhay oo aan iyana kaaga baahanahay Gurmada Abaar Maamul Xumo” Maayirkii hore ee Boorama

Boorama, 08.April 2016 (SDN/QJ):-Maayirkii  Hore ee magaalada Boorama Saleebaan  Xasan Xadi ayaa sheegay in degmada boorama ay hadhaysa waxa uu ugu yeedhay  Abaar Maamul xumo oo ka jirta maamulka degmada  boorama oo uu ugu horeeyo maayirka degmada boorama mr maydhane. Mudane Xadi ayaa  madaxweyne Siilaanyo uga mahadnaqay sidii uu ugu gurmaday shacabka abaarahu saameeyeen ee…

Read More

Mujaahid Xasan Ciise Oo ku Eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne-Siilaanyo Inay Ku Aargoosaneyso  Debni Aanay Umaddani Gelin

Hargaysa, 08.April 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horeysay ka hadlay waxyaabaha hortaagan ictiraafka Somaliland, isla markaana waxa uu Madaxweyne-SIILAANYO ku eedeeyey inay ku aar-goosanayso awoodii dawladeed ee ay ahayd inay umadda dhex u ahaato.   Mujaahid Xasan Ciise Jaamac waxa uu sidaa ku sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo Xalay nuqul…

Read More

Qiimaha Jaadka ee Suuqyada Hargaysa oo Cirka isku Shareeray iyo Ganacsato la sheegay inay Xulufo wadaag Noqdeen.

Hargaysa, 08.April 2016 (SDN/QJ):-Qiimahii rubuca jaadka Jibiska loo yaqaano ee horaanti bishii hore (March) ahaa SSh 25,000 ayaa magaalada Hargeysa Maalintii Shalay Gaadhay 60,000 halka mijinta qaadka Dadarta ah lagu iibsanayey SSh 12000 iyadoo ay todobaadkii hore mijintu taagneyd SSh 7000-8000. Sicirkan Jaadka ee mar kaliya cirka isku shareeray ayaa loo aanaynaya heshiis qarsoodi ah…

Read More

Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Caynabo oo Sheegay in Gumaad ba’an lagu hayo deegaanka DAAWO

Caynabo 08.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Caynabo oo kormeer xog ogaal u noqosho ku maraya deegaanada degmadaasi hoos yimaadda ayaa sheegay in xaalad biyo yaraaneed iyo mid dhanka xaalufka ahi ay gobolkaa ka taagan tahay. Xildibaanada oo iyagoo ku gudojira kormeerkooda ayaa baaq taageero raadin ah u soo dirsaday gudiga abaaraha ee…

Read More

“Dadku Waxay Ka Cawdeen Xammaaliinta Madaarka, Ee Shan Doollar Lacag Ka Badan Kama Qaadi Karaan.” Maamule Ku-xigeenka Madaarka Cigaal

Hargaysa, 08 April, 2016-(SDN/QJ): – Shirkii Bilaha ahaa ee ay isku Xog-waraysan jireen Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo Shaqaale-Weyanaha Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa, ayaa Shalay ka qabsoomay Hoolka dhoofayaasha ee Madaarkaasi.   Waxa ugu horayan halkaasi hadal ka jeediyey oo faahfaain ka bixiyey Maamule ku Xigeenka 1aad ahna Ku simaha Maamulaha Madaarka Maxamed Xuseen…

Read More

Dhacdo Dhexmartay Ilaalada Madaxweynaha Turkiga iyo Sarkaal Sirdoonka Maraykanka ah

Washington 08.April 2016 (SDN/QJ):- Waxa muuqaallada iyo warbaahintu soo tebiyeen dhacdo xiiso badan oo dhexmartay sarkaal ka tirsan sirdoonka Maraykanka iyo ilaalada khaaska ah ee Madaxweynaha Turkiga, kadib markii Ilaalada madaxweyne Erdogan, mudaharaadayaal iyo weriyayaal isku dhex qabsadeen magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka. Hoggaamiyaha Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan oo safar ku tegay dalka…

Read More

“Masiibada dadka haleeshaa iyo wanaagga ay helaanba, waa wax Xagga Alle ka qoran” Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa 7,April,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaaya Magaciisa kan dawladda iyo ka Shacbiga Somaliland wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska, ehelada, qaraabada, iyo shacbiga somaliland ee ay ka baxeen dadka Masiibada daadadku ku dileen degmada Dela ee gobolka  Awdal. Sidoo kale wuxuu dhambaal uu ugu damqanayo u diray qoysaska, ehelada…

Read More

Raacii u horeeyay ee Muhaajiriin ka Tegay Masar oo Gaadhay Xeebaha Talyaaniga iyo Saamaynta uu Tahriibayaasha ku keenay Heshiiskii Turkiga iyo Midowga Yurub

Roma 07.April 2016 (SDN/QJ):- Haweenay u hadashay ciidamada badda ee dalka Talyaaniga ayaa sheegtay in muhaajiriin ay soo gaadheen xeebaha dalkaasi, kuwaas oo ka soo yimi dalka Masar hase ahaatee aanay u badnayn sida kuwa Libya ka soo tahriiba. Ciidamada ilaalada xeebaha talyaaniga iyo diyaarad ay leedahay Spain oo u shaqeeya Hay’adda ilaalada Xuduudaha Yurub…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Ahmiyad ayaan siin doonnaa Caafimaadka oo Muhiim u ah Bulshada

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Federaalka Somalia, ay xoogga saarayso horumarinta adeegyada bulshadu ay u baahan tahay oo uu caafimaadku ugu horreeyo. Xasan Sheekh ayaa hadalkan sheegay maalinta Caafimaadka Adduunka oo 07-da Abiril ku aaddan, iyadoo warbixin ay shalay soo saartay hay’ada caafimaadka adduunka ee WHO ku sheegtay…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Aaska Dadkii ku Dhintay Daadad ku Fatahay Magaalada Dilla SAWIRO

Hargeysa 07.Aril 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay aaska toddoba Marxuum oo ku dhintay daadad ku fatahay magaalada Dila ee Gobolka Awdal ee xalay fiidkii. Guddoomiyaha KULMIYE iyo wefti uu hoggaaminayey oo ka koobnaa wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda oo…

Read More

Daawo:- “Soomaali-nimada cuqdad kama qabo walaalayaal, Soomaali-nimaduna maaha wax salka ku haysta Siyaasad” Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ayaa sheegay in dadka Somaliland aanay cadaawad iyo cuqad midna u qabin walaalahooda Soomaaliya. Wasiir Xaashi ayaa ayaa sidoo kalen sheegin in Soomaali-nimadu aanay ahayn Qaran la wadaago balse ay tahay Qoomiyad iyo af ka dhaxeeya bulsho qaran dalal kala duwan leh. Mudane Maxamuud…

Read More