Guddida Sahan-Barwaaqo Oo Soo Saartay Go’aamo Ay Ku Taageerayso Riig La Sheegay In Biyo Loogu Soo Saarayo Banka Qool-caday
Hargeysa , 23,4,2016(QJ/SDN) – War qoraal ah oo goordhaweyd kasoo baxay Guddida Sahan Barwaaqo [Guddida Guud Ee Beelwaynta Ciidagale] ayaa lagu sheegay in guddidaasi ay taageersantahay in biyo laga soo saaro deegaanka banka Qoolcaday oo muran badan ka taaganyahay murshruuc ay biyahaasi horudhac u yihiin. Sahan-Barwaaqo ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in ay wakhti kooban isku…
