Daawo:- Jaaliyadda DDSI Dalka UK Ee Beelaha ISAAQ Oo Baaq U Diray Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar
London, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Jaaliyadda Beelaha ISAAQ ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya dalka UK ayaa baaq u diray madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, iyagoona ka codsaday in uu wax ka qabto codsiyo hore oo ay u gudbiyeen. Jaaliyaddan oo shir ay isku timid maalinkii Sabtidii magaalada London ee dalka ingiriiska ayaa sheegtay in ay ka jaaliyadd…
