“Dadku Waxay ka Daaleen Doorasho iyo Balanqaad Been ah” Sheekh Aadan Siiro DAAWO
Hargaysa 07.May 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland ee Wakhtigan ka socota Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu ka jawaabay Hadallo qaar ka mid ah Culimada Dalku ku sheegeen in Diiniyan Diwaangelintu khalad tahay. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo dhammaantood khuseeya Somaliland,…
