Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Jawaab ka Bixisay Magacaabista Madaxweyne Xasan Sheekh ee Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somalia oo uu Noqday Garyaqaankii Guud ee Somaliland+ Dareenka Mucaaridka DAAWO
Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Xukumada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay magacaabista gudoomiyaha maxkmada sare ee Somaliya kaasi oo maalintii shalay ahayd uu madaxwaynaha Somaliya Xilka jagada gudoomiyaha maxkamada sare u magacaabay Dr Ibraahin Iidle Saleebaan oo hore uga tirsanaa xukumada Somaliland isla markaana ahaa Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somalilnad jagadaasina iska casilay laba…
