Suugaanta Caruurta lagu Maaweeliyo oo Xiiso Gaar ah ku Lamaan iyo Baahida loo qabo inay Hooyooyinkeenu soo Nooleeyaan DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Halkan ka daawada waraysi ku saabsan heesaha carruurtu lagu maaweeliyo marka ay dhashaan ka dib ee ay yar yar yihiin. Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) oo waraysigan la yeeshay Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah haweenka hal-abuurka ah ee weliba dhaqanka ku xeesha-dheer, ayaa waraysigani wuxuu xanbaarsan yahay qaar ka…

Read More

Dhallinyarada Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Olole Qaad-joojin Ah Oo Nin Hore Hargeysa Loogu Xidhay Ka Bilaabay

Muqdisho 26.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayaa Olole loogu Magac-daray (Qaad-diid), kaasi oo Toddobaadkan ka Socda halkaasi. Ololahan oo ah mid hore ugu soo Guuleystay dalka Ingiriiska ayaa sannadkii lasoo dhaafay ka billaabay gudaha Somalia, waxaan muuqda guulo laga gaadhayo Qorshaha laga leeyahay oo ah in Dadka cuna qaadku iska daayaan…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Markii Kowaad Xaqiijisay Saamiga Hooseeya ee Somaliland ka helayso Maalgelinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo markii uu bannaanka u soo baxay heshiiskii Sirta ahaa ee u dhexeeyay Xukuumada Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka ee Dubai World Port ayaa Waxaa ka hadlay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo Sheegay in Somaliland ay Saami u helayso marka la Maalgeliyo Dekeda Berbera 35% Halka Dubai…

Read More

10-ka dal ee Africa ugu Milatariga xooggan oo lagu dhawaaqay Iyo qaabka kala Horayntooda

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Sida lagu xusay warbixin ay soo saartay hay’adda la socota hubka caalamka ee lagu magacaabo  Global Firepower (GFP ayaa soo saartay 10-ka waddan ee Afrika ugu milatariga xooggan.   Waxaa kaalinta koowaad gashay sidii la filayayba dawladda Masar, waxaana soo raacay dalalka Algeria, Ethiopia, Nigeria and South Africa. Liiska waxaa lagu…

Read More

Madaxweyne Uhurru Kenyatta oo ka Meeraystay Kulan inuu la Yeesho dhigiisa Somalia Xasan Sheekh iyo Sababta Keentay

Nairobi 26.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta ayaa ka war wareegaya inuu kulan la yeesho Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dalbaday inay yeeshaan kulan lagaga hadlo go’aanka ay dawladda Kenya ku sheegtay inay xidhayso xerada Qaxoontiga Dhadhaab. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in dawladda Kenya ka gabatay inay qaabisho wasiirka arrimaha…

Read More

Guddoomiye Cirro oo Kulan La Qaatay Safiirada Dawladda Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Itoobiya +SAWIRO

Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isla maanta uun gelinkii hore dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaran oo uu ugu maqnaa dalalka Mareykanka iyo Kanada, ayaa xarunta aqalka golaha Wakiilada Somaliland kulan kula yeeshay safiirada dalwadda Ingiriiska u qaabilsan dawladaha Somaliland iyo…

Read More

Halkan ka daawo dood xiiso badan oo dhexmartay Xisbiyada Mucaaradka Ucid iyo Kulmiye oo lagu falanqaynayo Dekeda Berbera iyo Xisbiga Wadani oo ka soo qayb galin

London25May16(SDN/QJ)Halkan ka daawo dood xiiso badan oo dhexmartay Xisbiyada Mucaaradka Ucid iyo Kulmiye oo lagu falanqaynayo Dekeda Berbera iyo Xisbiga Wadani oo ka soo qayb galin xili la filayey inuu ka soo qayb galo Wasiirkii hore ee Kalumaysiga Maxamed Yusuf Daawasho Wacan.

Read More

Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaween Ah Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Baaxad Leh Oo Ka Soo Digo Rigtay Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE + Sawiro

Burco25MaY16(SD/QJ)Waxaa Maanta Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Tog-Dheer ka qabsoontay Xaflad Soo Dhaween ah oo Xisbiga Ucid ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Baaxad Leh oo ka soo Digo rogtay Xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye kuwaas oo si rasmi ah taageerodoodii iyo cududooiba ugu biiriyay Xisbiga Ucid . Xafladdan oo ahayd mid ilyartu is qabtay isla markaana loo…

Read More

“18 May Waa Maalintii Qaranka, waa maalintaydii, waa maalintii Somaliland….Somaliland Waxay Leedahay Taariikh Weyn oo ka horaysay 18 May…” Soo dhawayn Mug leh oo Gudoomiye Cirro Hargaysa kala Kulmay DAAWO

Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo safar ugu maqnaa waddanka Maraykanka oo uu kaga qayb galay shir caalamiya, ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, isla markaana boqolaal qof oo ka mid ah shacabka reer Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga Waddani oo iskaga…

Read More

SAWIRRO: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Fashilantay Inay Dayac-tirto Wadada Madaarka Hargeysa

Hargeysa ,25,5,2016(QJ/SDN) – Waddada wayn ee ka timaada madaarka Caasimadda Hargeysa ee Cigaal ayaa waxa sanadihii u danbeeyay ay ahayd mid dayac baahsani ka muuqdo, iyadoona aanay jirin illaa hadda cid wax ka qabatay dayaca ka muuqday waddadaasi oo ah mid muhiim u ah bilicda iyo dhaqaalaha magaalada. Waddadani ayaa ah tan ugu muhiimsan caasimadda…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Qoxootiga oo si khasab ah lagu celiyo waxay keeni kartaa Dhibaato weyn

Muqdisho,25,,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhibaatooyin waaweyn ay keeneyso arinta Kenya ay ka dhawaajisay ee ah in qaxootiga Soomaaliyeed ay dib ugu celinayso Soomaaliya si qasab ah. Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Kenya ay ka dhawaajisay inay xireyso ama albaabada isugu dhufanayso xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma  kuwaasoo ay…

Read More

Cusbitaalka International Oo Xaflad U Qabtay Arday Dhamaystay Tababar Muddo Lix Bilooda U Socday

Hargeysa,25,5,2016 (QJ/SDN) – Shalay Maamulka cusbitaalka Hargeisa International  Hospital, ayaa xaflad u qabtay ay ku  maamuusayeen Arday Dhamaysatay Tababar usocday muddo lix bilooda.  Xafladda waxaa kasoo qayb galay maamulka kulliyadda shaafi, macalimiinta, maamulka cusbitaalka, maamul kasocday hargeisa Nursing school,  shaqaalaha iyo hawlwadeenada dhaktarka Hargeisa Hospital. Xafladda waxaa ugu horeyn kahadlay maamulka cusbitaalka Hargeisa Hospital Dr.Abdul…

Read More

“Waa loo dhamaa Go’aankii Dib ula soo noqoshada Madax bannaanida Jamhuuriyada Somaliland” Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna musharraxa madaxweynenimo ee xisbigaas Md Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muhiimadda ay Somaliland u leedahay midnimada iyo isku duubnimada shacabku, waxana uu sheegay in wada-jirka shacabku door laxaad leh ka qaadan karo tallaabooyinka qaranka horumarkiisa lagu hinidisayo. Waxa kaloo uu ka hadlay siyaasiyiin shaki geliyey…

Read More

“Boobe Anigaa Ku Diiday” Mujaahid Cali Guray oo Khilaafay Aragtidii Boobe ee 18 May

Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Naqdiyey Hadal ka soo Yeedhay Boobe Yuusuf Ducaale oo ku adkaystay inaan la bedeli Karin Maalinta Madax bannaanida Somaliland ee 18 May. Qoraalka Cali Guray ayaa u dhignaa Sidan “26kii Juun 1960kii may ahayn maalin maalmaha ku jirtay…

Read More

”Tartan Madaxwayne ayaynu ku ogayn Xisbiga Waddaniye ,Waxa ridista maayarka burco iyo waddani isa sudhay, umadda ayaa ka jawaabi doonta” Wasiir Cali Mareexaan DAAWO

Burco 25.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” ayaa dhinac isaga leexiyey eedayn uga Timid Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sheegay in Wasiirku Huriyey Khilaafkii Soo kale dhexgalay Xildhibaanada golaha deegaanka ee Burco.

Read More

“Mudane Wasiir Waxaan kula Socodsiinayaa in Warbaahinta Madaxa bannaani ay ka horayso ta dawlada ee aad Maamusho Sababtoo ah….” Weriye Axmed Siciid Cige DAAWO

Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):- Weriyaha Idaacada BBC laanteeda Afka Somaliga ee Somaliland Suxufi Axmed Siciid Cige ayaa sheegay in Warbaahinta Madaxa bannaani ay ka horayso ta ay dawladu maamusho. Weriyahan ayaa hadalkan ka jeediyey Kulan Casho sharaf ah oo Wasiirka Warfaafintu u sameeyay Warbaahinta kala duwan ee Somaliland isla markaana uu ku maamuusayay qaabkii ay…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Mas’uulka ugu Sareeya ee Shirkada Dubia Port iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Booqasho ku Yimid Hargaysa Qodobada laga Wada hadlay DAAWO/SAWIRO

Hargeysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane  Axmed Maxamed  Silaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha shirkada Dekeda caalamiga ah ee DP World oo uu horkacayo agaasimaha guud ee Shirkadaasi Sultan Ahmed Bin Sulayem, weftigaas oo saaka ka soo degay madaarka diyaarahada ee   Berbera, soona kormeeray dekeda Berbera, ka dibna u…

Read More

Kooxda Xidigaha Geeska oo Cadeeyay inay soo Afjareen Khilaafkii soo Kala Dhex Galay Iyo Weedhihii ay Jeediyeen DAAWO

Hargeysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Kooxda fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa waxa ay sheegeen Maanta in ay gabi ahaanba soo afjareen khilaaf kooxda ka dhex taagnaa mudooyinkii ugu danbeeyey. Shirkan Jaraaid oo ay kooxdu ku qabatay Xarunta Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta waxay goobtaasi ku shaaciyeen in ay doorteen hogaan Cusub,sidoo kale ay kooxda laga saaray…

Read More