Xaafad ka Mid ah Magaalada Hargaysa oo Qarka u saaran inay Biyaha Roobku ku soo Fatahaan Iyo Digniinta Maamulka Caasimada DAAWO

Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Duqa Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo ay Weheliyaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Hargaysa ayaa Kormeer ku soo maray Dhaamka Xaafada Daami oo ay Buux dhaafiyeen Roobkii weynaa ee Doraad Galab ka da’ay Caasimada Hargaysa.

Read More

Maxkamad ku Taala Waddanka Canada oo Xayiraad Saartay Diyaarad uu Leeyahay Boqorka dalka Swaziland ee Afrika

Ottawa 24.May 2016 (SDN/QJ):-Maxkamad ku taalla waddanka Canada ayaa waxa ay xayiraad saartay diyaarad uu leeyahay boqorka waddanka Swaziland ee Koonfurta Afrika, boqor Mswati-ga saddexaad kadib dacwad uu boqorkaasi ka soo gudbiyey nin ganacsade caan ah oo u dhashay waddanka Singapore kaasi oo dayn u sheegtay in uu ku leeyahay boqorka Swaziland Boqor Muswati, sidaana…

Read More

Dal Haweenka ku soo Rogay Ganaax Lacageed oo adag iyo in Waddanka laga Masaafuriyo hadii Gabadhu ay Baadho Telefoonka Ninkeeda

Dubai 24.May 2016 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla waddanka Imaaraadka Carabta ayaa xukun dunidu la yaabtay ku riday haweenay ku noolayd dalkaasi Imaaraadka Carabta kadib markii lagu helay haweenaydaasi in ay baadhatay taleefanka gacanta lagu qaato oo ninkeedu lahaa wakhti ay ka shakisanayd in ninkeedu xidhiidh hoose oo jacayl la leeyahay haweenay kale. Gabadhan ayaa lagu…

Read More

Op-Ed: Somaliland at 25 – time for the world community to support peace in the Horn of Africa

This week, Somaliland celebrated 25 years of independence – an independence that the international community does not recognise. President of the self-declared republic AHMED MM SILANYO argues that international recognition is long overdue. Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo was elected as President of Somaliland in elections in 2010. He was a pivotal figure in the peace…

Read More

East Africa: Somaliland At 25 – Time for the World Community to Support Peace in the Horn of Africa

Hargeisa This week, Somaliland celebrated 25 years of independence – an independence that the international community does not recognise. President of the self-declared republic AHMED MM SILANYO argues that international recognition is long overdue.   Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo was elected as President of Somaliland in elections in 2010. He was a pivotal figure in…

Read More

SAWIRRO: Fatahaada Magaalada Beledweyne & Mashquulka Shacabka ka Barakacaya Guryahooda

Baladweyne,23,5,2015 (QJ/SDN – Xaaladda Magaalada Beledweyne ayaa Cakiran, Waxaana Saacadihii ugu dambeeyay si weyn uga barakacay Magaalada inta badan Dadkii ku noolaa, guryo cooshado ka sameysan ka dhistay deegaanka Ceel-Jaalle ee duleedka bari magaalada Beledweyne. Biyaha ayaan wali  nusqaan laheyn, waxaadna moodaa in saacadba saacada ka dambeysana ay isa soo tarayaan, taasoo quus iyo Rajo…

Read More

Gudoomiyihii Hore ee Olambiga Somaliland oo Luuqad adag kaga Jawaabay Eedaymo uu u soo Jeediyey Wasiirka Ciyaaruhu,Soona Bandhigay Fadeexado Musuq Maasuq

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Olambiga Somaliland, Md. Xasan Waraabe-cadde ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay wasiirka ciyaaraha Somaliland kaas oo ku tilmaamay in uu weli sheegto xilkii uu iska casilay ee guddoomiyaha Olymbiga Somaliland. Xasan Waraabe-cadde wuxuu sheegay in xilka guddoomiyaha Ciyaaraha uu iska casilay markii uu arkay musuq badan…

Read More

Wasiir Hore Oo Ka Tirsanaa Xukuumaddii Rayaale Oo Burco Ku Geeriyooday

Hargeysa,23,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii Hore Gashandhiga Ee Xukumada Madaxwayne Cigaal Marxuum Axmed Cali Maxmed Oo Mudooyinkii U danbeeyay Ku Xanuunsanayay Magalada Burco Oo Habeenki Xalay Ku Geeriyooday Magalada Burco. Marxuum Ex Wasiir Axmed Cali Maxmed Ayaa Ka Mid ahaa Odayaashi Qayb Libaax leh Kasoo Qaatay Dib U Dhiska Dalka Somaliland Waxaana uu Xilal Kale Duwan…

Read More

Ururka Alshabaab oo Si Qoto dheer uga Hadlay Nidaamka Dimuquraadiyada Somaliland iyo Aragtiyaha ay ka leeyihiin DHAGAYSO

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Ururka Xag Jirka ah ee Alshabaab ee ka dagaalama Dalka Somalia ayaa Todobaadkan Waxay Warbaahintoodu qaadaa dhigeen Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka ee Ka Socda Somaliland iyo Hannaanka Dimuquraadiyadeed ee Somaliland ka tisqaaday. https://www.youtube.com/watch?v=x3-XBQeAdVM&feature=share

Read More

AMISOM Oo Laga Codsaday in Ay Ka Baxaan Garoonka Kubadda Cagta Ee Muqdisho

Muqdisho ,23,5,2016(QJ/SDN) – Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium oo muddo Sannado ah Saldhig u ahaa Ciidamada AMISOM – ayaan helin wax dayactir ah, iyadoo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Somalia ay dalbatay in AMISOM ay ka baxdo si loo dhiso. Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan ururada Bushadda Rayidka ,iyo…

Read More

DAAWO: “Haddii Maayar Soltelco Xilka Laga Qaadi Waayo Waxaan Ku Baaqi Doonaa Mudaharaad” Boqor Raabi

Hargeysa,23,5,2016 (QJ/SDN) – Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo maanta magaalada Hargeysa kula hadley telefishanka Somalicable ayaa waxaa uu ugu horeyn uu ka hadley xalaadiisa Caafimad. Sidoo kale, Boqorka ayaa waxaa uu ka hadley is bedelka ay maalinkii shalay aheyd sameeyeen Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Burco kuwaas oo maayar Cusub doortey waxaana uu xildhibaanada golaha deegaanka…

Read More

Toban Xildhibaan oo Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo Dawladooda ka Dalbaday Inay Guddi u Magacowdo Qiimaynta Madax-banaanida Somaliland

“Waxaan Ugu Baaqayaa Xukuumada Ingiriiska Inay u Magacowdo Guddi Madax-banaan oo Qiimayn Ku Sameeya Qadiyadda Madax-banaanida Iyo In Loo Aqoonsado..” Xildhibaan Mr. Stephen Doughty London 23.May 2016 (SDN/QJ):-  Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa loo gudbiyey mooshin lagaga dalbanayo xukuumadda Britain inay magacowdo guddi madax-banaan oo dib u eegis ku sameeya qadiyada madaxbanaanida Somaliland.   Mooshinka oo…

Read More

“Haddii tartan intaan galo layga badin lahaa halkaa aan taaganahay ayaan madaxa iyo minjahaba ku dhunkan lahaa, taasise may dhicin” Siyaasi Cabdicasiis Samaale

Washington 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa in muddo ah markii ugu horraysay ka hadlay ka maqnaanshihiisa saaxadda siyaasadda iyo waliba khilaafkii uu muddo ka hor uga dhex baxay hawlihii xisbiga uu katirsan yahay ee KULMIYE dhexdiisa.   Mudane Samaale oo haatan ku sugan carriga maraykanka, ayaa…

Read More

Inqilaabkii Mileteri ee Siyaad Barre Iyo Qaabkii uu Siyaad bare rabay inuu uga Takhaluso C.laahi Yuusuf Akhri

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Waa Qaybo kooban oo aanu ka soo Minguurinay Buuga Halgan iyo Hagar daamo ee uu Qoray C.laahi Yuusuf Axmed Wuxuu qaybtan kaga hadlayaa Inqilaabkii Somalia ka dhacay Sannadkii 1969kii iyo Sidii uu Maxamed Siyaad Barre uga Takhalusayay C.laahi Yuusuf Waxaanu Yidhi:- “Sidii uu u qorsheeyey ayayna wax waliba u dhacayeen ama…

Read More

Ma Kula Tahay In Magaalo-madaxda Hargaysa Ay Hoy U Noqotay Bixinta Baasaaboorrada Xamar Oo Bilaa Shuruud Ah Iyo Xogo Iftiimiyey Qaabka lagu Bixiyo!!

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Baasaaboorka Dalka Soomaaliya (E-Passport) oo hore uga Mabnuuc ahaa in laga bixiyo Magaalooyinka Somaliland, ayaa Bilihii u dambeeyay si Caadiya looga qaataa Magaalooyin Hargeysa ka mid tahay. Haddaad Hargeysa joogto ama aad Magaalo kale ka timaaddo, si fudud baad Baasaaboorka Soomaaliya uga qaadan kartaa Xafiisyo si Qarsoodiya looga Farsameeyo, sababtoo ah…

Read More

Golaha Wakiiladda oo Urur Bulsho ka Gudoomay Qabyo qoraalka Xeer lagu Xakamaynayo Faafitaanka Qabyaalada DAAWO

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ololahan Prof:Maxamuud Jaamac Xamdi oo isku xil saaran olole ka dhan ah qabyaaladda ayaa sheegay in olole shacbi oo ay wax kaga qabanayaan qabyaaladda sii faafaysa ee wadanka oo ay saxeexeen shan kun boqol iyo laba iyo afartan qof uu maanta u gudbiyeen golaha Wakiiladda si uu xeer sharci looga…

Read More

Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha oo Warsaxaafadeed Cadho ka Muuqato Xilkii kaga Qaaday Xasan Waraabe Cade

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray shalay waxa uu si weyn ugu dhaliilay guddoomiyihii hore ee Olompikada Somaliland Mr. Xasan Waraabe-cade, waxaana uu ku tilmaamay mid ku fashilmay xilkaas. War-saxaafadeedkan oo wasiirku ku socodsiiyay Saxaafadda Somaliland, Daneeyayaasha Ciyaaraha iyo Bahda Ciyaaraha…

Read More

“Bassaasiintii Dunida Oo Dhan Soomaalida Ayay Maanta Ku Dhan Yihiin, Muraayadda Aragga Ayaa Codka Iyo Muuqaalkaba Lagaaga Duubayaa, Ma Idinkaa Ogba…” Sheekh Xasan Diheeye

Boorama 23.May 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Xasan Deheeye oo ka mid ah Culimada Boorama, ayaa sheegay in Hay’adaha Sirdoonka Adduunka badankoodu joogaan Dhulka Soomaalida, isla-markaana Hawl-gal kasta oo Ciidammada Ammaanku sameeyaan loo duubo oo loo diro.   Sheekha oo ka hadlayey Masaajid uu Khadiib ka yahay oo ku yaalla Magaalada Boorama, ayaa shaki geliyey Shaqada rasmiga…

Read More

Aqalka Baarlamanka Turkiga oo Meel Mariyey Sharci Cusub oo Ku saabsan Xasaanad Ka Qaadista Xildhibaanada Iyo Mid Ka Mid ah Himilooyinka Madaxweyne  Erdogan oo Rumowday DAAWO

Ankara 23.May 2016 (SDN/QJ):- Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa  ansixiyey Sharciga cusub ee lagu bedalayo qodobka Dastuurka ee xasaanada gaarka ah siinaya Xildhibaanada wadankaasi.   Sharcigan ay soo diyaarisay xukuumada ayaa looga gol leeyahay in maxkamad lasoo taago Xildhibaanada lagu eedeeyo falal ka dhan ah Qaranka iyo dowlada.   Xildhibaanada wadanka Turkiga ayaa si weyn isugu…

Read More