Heshiiskii Xukuumadu la Gashay Shirkada Dubai World,Soo ifbaxa Shirkad kale oo Saami ku leh Iyo Qodobo Mugdi Gelinaya Xaqiiqada Heshiiskan Akhri

Hargeysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Hordhaca Heshiiskan Dhawaan ay Xukuumada Somaliland la Saxeexatay Shirkada Dubai World Port ee Ka dhacay Dalka Isu Taga Imaaraadka ayaa Muujinaya Galdaloolooyin dhinacyo kala duwan ah. Hadaba heshiiskan oo dhinacyo badan taabanaya isla markaana ay masuuliyiintii xukuumada ee shirkan ka qayb galay ay shacabka siyaabo kala duwan ugu Sharaxeen, halka ayna…

Read More

Madaxweyne SIILAANYO Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Aqoonsadaan Somaliland

Hargeysa,24,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa beesha caalamka ugu baaqay in la gaadhay wakhtigii la aqoonsan lahaa Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa qormo uu qoray oo lagu baahiyay warbaahinta loo yaqaano dailymaverick.co.za, wuxuu ku sheegay in shacabka reer Somaliland muujiyeen dedaal iyo horumar, balse ay ilaa hadda sugayaan taageerada beesha caalamka. “Toddobaadkii…

Read More

Wargeyska Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qoray Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Ee Dekedda Berbera

Hargeysa,24,52016 (QJ/SDN) – Wargeyska Indian Ocean Newsletter, ayaa warbixin faahfaahsan ka qoray heshiiska dhex maray Somaliland iyo Shirkada DP World ee ku saabsan dekedda Berbera. Wargeyska, ayaa cadadkiisii u dambeeyay wuxuu warbixintiisa ku sheegay inuu xogo faahfaahsan ka helay heshiiska Somaliland iyo DP World, wuxuu ku sheegay in wada hadalo muddo sannado ah u socday…

Read More

AMB. CAWIL: ‘’Cabdullaahi Yuusuf oo aan bedbaadiyey markii uu ka goostay Soomaaliya’’ – Qormo

Sidii aan ‘Qormadaydii hore’ kaga hadlay, inqilaabkii ay qorsheeyeen Kornayl Maxamed Xasan “Cirro” iyo Kornayl Cabdullaahi Yuusuf Axmed wuxu noqon lahaaba wuu fashilmay, wuxuuna soo celiyey kalsoonidii Maxamed Siyaad Barre isaga oo daboolay niyad-xumadii wakhtigaas jirtay ee dhinaca ciidanka iyo tii dadweynaha labadaba. Kacaankii Soomaaliya ka talinayey wakhtigaa tamartiisu hoos ayay u dhacday. Wuxuu sumcad-xumo iyo…

Read More

AXMED MADOOBE: Waa in loo Is-taago sidii loo Joojin lahaa Colaaadaha ka Taagan Baladweyne

Kismaayo,24,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], ayaa ku baaqay in si dhaqso ah loo joojiyo Colaadda ka Taagan magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasoo maalmihii la soo Dhaafay ay ku dagaallamayeen malleeshiyo beeleed wada-daga deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Axmed Madoobe oo warbaahinta kula hadlayay Kismaayo, ayaa sheegay inuusan…

Read More

Kooxo Waddaado aan la aqoonsan oo dhawrkii Habeen ee u danbeeyay Hargaysa ku Qaybiyay Waraaqo Xambaarsan Jihaadka iyo Nacaybka Gaalada

Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Kooxo wadaado ah oo aan la aqoosan Cidda ay ka tirsan yihiin ayaa habeennadii ugu dambeeyey meelo kala duwan oo caasimadda Hargeysa ah dhallinyarada ku bar-tilmaameedsanayay,kuwaasi oo qofkii dhallinyaro ah ee ay arkaan u dhiibayey nuqullo waraaqo ah oo ka kooban sagaal bog oo ku qoran Af-soomaali iyada oo nuxurka waraaqahaasi…

Read More

Hub La Damacsanaa in Lagu Weeraro Kenya oo Lagu Qabtay Soomaaliya

Kismaayo,24,5,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada Milatariga ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub la damacsanaa in si qarsoodi ah gudaha loogu soo galiyo Kenya isla markaana la doonayay in loo adeegsado weeraro laga fuliyo magaalooyinka ku yaalla xadka kala qeybiya Kenya iyo Soomaliya. Wasiir ku xigeenka amniga ee maamul goboleedka Jubaland Cabdirashiid…

Read More

Pakistan oo Mareykanka ku eedeysay inuu ku xad gudbayo madaxbanaanideeda

Karaji,24,5,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Pakistan ayaa eedeyn kulul dusha uga tuurtay dowladda Mareykanka, iyadoo cambaareysay howlgallada Milatari ee ay xukuumadda Washington ka sameyso gudaha dalka Pakistan. War kasoo baxay xukuumadda Islamabad ayaa lagu sheegay in duqeyntii ay diyaaradaha drones-ka Mareykanka ka geysteen dhulka Pakistan gudihiisa ay xad gudub ku tahay sharafta iyo madax banaanida dalka…

Read More

Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya: Go’aanka Lagu Xiraayo Xeryaha Dhadhaab waa Kama Dambeys

Nairobi,24,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in go’aanka lagu xiraayo xeryaha Dhadhaab ee dawlada Kenya ay dhawaan gaadhay uu yahay kama dambeys iyo mid aanan laga noqon doonin. Ruto oo ka hadlaayay Shirweynaha Gargaarka Caalamka ee Istanbul Turkiga ka socda shalay ayaa beesha caalamka u sheegay in dadka doonaya inay caawiyaan…

Read More

“Ismaaciil C. Geelle Wuxuu Jecelyahay Dhibaatadda Somaliland, Haddii anigga ahaan lahayd talaabo cad baan ka qaadi lahaa ….” Gudoomiye Ramaax DAAWO

Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax, ayaa mar kale ku celiyay weerar afka ah oo uu ku qaaday Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, islamarkaanna wuxuu sheegay inuu amar ku bixin lahaa markii ciidamadda jabuuti dileen askari ka tirsan ciidamadda badda Somaliland in la weeraro Jabuuti. Ramaax wuxuu sheegay in madaxweynaha jabuuti jecelyahay…

Read More

“Somaliland Waxa Lagu Tilmaamay  Meelaha Faro  Ku Tiriska Ah Ee Iskood Wax u Qabsaday ” Warbixin uu Telefishanka Al-Jazeera Diyaariyey

Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka Al-jazeera, ayaa baahiyay warbixin xiiso leh oo ay ka diyaariyeen debaal dagii munaasibadii  25 guurrada ka soo wareegtay madax-banaanida Somaliland. waxaanay sheegeen inay Somaliland mudadii ay jirtay ay ku tallaabsatay dimuqraadiyad iyo dawlad wanaag aanay tahli karin dawlado la aqoonsan yahay.   Warbixintan oo ciwaan looga dhigay “Somaliland: Dawlad aan…

Read More

Guddoomiyaha C.raxmaan Cirro Oo Qurba-joogta Maraykanka Waydiistay Inay Xisbigiisa U Qaadhaamaan Guryo, Jagooyin Iyo Dahab Wixii Ay Heli Karaan

Washington 24.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Qurba-joogta Reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Maraykanka, gaar ahaan Taageerayaasha Xisbigaasi ka codsaday inay Xisbiga ku taageeraan wixii ay Hanti haystaan, sida Guryaha, Jagooyinka Bannaan iyo Dahabkaba.   Muuqaal lagu baahiyey Baraha Bulshada, ayaa waxa…

Read More

“Kuwa leh 18-ka MAY ayaa la Nakhtiimayaa, la Nakhtiimi-maayo….Anigu maan arag Ictiraaf la doonaba,” Ayuu yidhi Boobe Yuusuf Ducaaale DAAWO

Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Mujahaid Booboe Yuusuf Ducaale ayaa sheegay inaan la nakhtiimayn Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland 18-ka May, isla markaa waxa uu naqdiyay Heshiiska Dekeda BERBERA.   Boobe Yuusuf waxa uu sidaa ku sheegay mar uu la hadlayay qaar ka mida Warbaahinta Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=nn9j3dtqJQ8

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Shaaciyey in Hadii ay Xukunka ku Guulaystaan inay Tirtiri doonaan Xuska 18 May loona Guuri doono 26 June DAAWO

“Haddii Aan Isaaqa Ku Saro…Iidoorka Carruurta Dhulbahanta iyo Warsan-gali Xuskii 18 May Waa in la sameeyaa wax la wada leeyahay oo Dhulbahante, Warsan-gali iyo Samaroon inala leedahay.” Ooto Biixi Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in hadii Xisbiga Waddani uu Hogaaminta qaranka ku guulaysto inay…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Ingiriiska Ka Sheegay In Dad Qaraxyo Argagixiso Ka Geystay Muqdisho Ay Ka Tageen Somaliland

“Ninkii Hoggaamin jiray Al-shabaab Godane wuxuu ka soo jeeday Somaliland, kii Huteel Al-jazeera qarxiyay wuxuu kasoo jeeday Somaliland, kii diyaaradda qarxiyay wuxuu ka soo jeedaa Somaliland…” Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya London 24.May 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo khudbad ka jeediyay jaamacadda London School Of economics, ayaa weerar dhanka Afka ah ku…

Read More

Muwaadin reer Somaliland oo Xadhig Iyo jidh-dil uu u Gaystay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Koonfurta suudaan Isagoo ku Guda jira Sidii uu Somaliland qadiyadeeda u gaadhsiin lahaa bulshada Caalamka DAAWO

Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Muwaadin reer Somaliland oo Xadhig Iyo Jidh-dil safiirka Soomaaliya ugu gaystay Dalka Koonfurta suudaan isagoo ku Guda jira Sidii uu Somaliland qadiyadeeda u gaadhsiin lahaa bulshada Caalamka. Safiirka Somaliya ee Dalka South Sudan Mudane Diinaari Ayaa Markuu Mudo 3 Sano ah ku hayay Xabsi ku yaala Magaalada Jubba usoo Mustaafiriyay Magaalada…

Read More

Wargeyska AL ITTIHAD Oo Is Barbar-dhig Ku Sameeyay Horusocodka Dawladda Somaliland Iyo Dib u Dhaca Bariinsaday Soomaaliya Iyo Isbedel ku Yimid Mawqifkii Imaaraadku ka Taagnaa Somaliland

Dubai 24.May 2016 (SDN/QJ):- “Xilli weli mushkilado ka taagan yihiin Soomaaliya, ayaa qeybtii hore ee  Waqooyi oo loo yaqaan Jamhuuriyada Somaliland, oo madaxbanaanidooda ku dhawaaqay sannadkii 1991-kii, markii xukuumadii dhexe burburtay, ayaa mudadii ka dambaysay ka gaadhay horumar dhinaca dhaqaalaha iyo nabadgelyadda oo abuuray jaamacado aqoonta kobciya,” ayaa lagu bilaabay warbixin wargeyska Al Ithihaad ee…

Read More

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Wasiirro Dhaqaale Ku Bixiyeen Hurinta Khilaafta Golaha Deegaanka Burco iyo Mawqifkooda Maalgalinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargeysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Khilaafka labada Garab u qaybiyey Golaha Deegaanka Burco. Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillaahi uur-cadde oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Khilaafka Golaha Deegaanka Burco ay ku lug-leeyihiin Wasiirro uu Wasiirka Hawlaha ka mid yahay. Sidoo kale, waxa kale oo…

Read More

Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Somaliland oo digniin kasoo saaray shaqalaha aan u dhalan Somaliland iyo Fulitaanka Hadalkiisa oo Shaki ku jiro

Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay gudaha Somaliland ka shaqayn Karin dad aan u dhalan Somaliland. Gudoomiyaha ururka Shaqalaha Soomaaliland Maxamed Axmed Cabdi oo saxaafada kulahadlay gudaha Soomaaliland ayaa sheegay inay nasiib daro tahay in dhalinyaradii wadanka u dhashay ay shaqo la,aan uga baxayaan sidoo kalana shaqale Ajaanabi ah ay u shaqaynayaan…

Read More