Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Booqday Jasiirada Giriiga ee Lesbos kuna baaqay in la Ilaaliyo Xuquuqda Muhaajiriinta
Lesbos 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xog-hayaha QM Ban-ki-Moon oo booqday jasiirada Lesbos ee dalka Giriigga ayaa sheegay in dhibaatada qaxootigu aysan weli dhammaan asagoo isla markaa ku baaqay in qaab baniaadminimo arinkaa loo wajaho qaarada Yurub oo dhan. Lesbos ayaa ah mee1 ka mid ah meelaha qaxootigu kasoo galo Yurub. Wuxuu Ban-ki-Moon kula dardaarmay dadyowga dalalka Yurub…
