Milgihii ay Mudnayd Xuska 26 June Maalintii Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Ingiriiska oo Maqaam Hoose Xukuumadu ugu Talo Gashay in lagu Xuso,Iyo Siyaasadaha Mugdiga Gelinaya Qadiyada Somaliland in la Gole Geynayo
Hargeysa, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Fooda inagu soo Haysa Munaasibada 26 June oo ah Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 1960 oo haatan laga Joogo Mudo ku siman 56 Sannadood. Dhanka kale Maalintan oo ahayd dharaartii u horaysay ee Calan ay qaataan dadyawgii Somaliyeed ee shanta ahaa waxay Somaliland Mulki u heshay…
