Maxsuulka ka soo Baxay Kulan Laba Geesood ah oo ay Wada Yeesheen Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Iyo Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Ethiopia

Addis Ababa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirudawlaha Waasarada Arrimaha Dibada Ethiopia Mudane Regase Kefalew ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire maanta, kadib markii uu muddo laba cisho ah booqasho ku joogay.   Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Sa’ad Ali Shire…

Read More

Sidee loo qabtay Madaxweynihii la Deldalay ee Waddanka Ciraaq Sadaam Xuseen Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Saddaam xuseen waxa uu ahaa Madaxweynihii shanaad ee dalka Ciraaq, isagoo xilkaa qabtay sanadkii 1979-kii ilaa 2003-dii, taasoo noqonaysa muddo aan ka yarayn 24 sanadood, waxase uu ahaa mid dhuumasho ku jiray tan iyo intii ay ciidamadii xulafada Maraykanku gudaha u soo galeen magaalada Baqdaad, illaa ay ku qabteen godkii uu…

Read More

MUQDISHO: Tirada Xildhibaannada Maqaar-saarka Ah Ee Somaliland Laga Siiyey Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Shaaciyey

Muqdisho 14,June,2016 (SDN/QJ): – Iyadoo todobaadyadii u dambeeyay Maamulka Dawlada Federaalka Soomaaliya  ku mashquulsanaayeen Saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka cusub ee loo dhisayo Soomaaliya, ayaa waxaa lasoo saaray tirada rasmiga ah ee lagu qaybsanayo Kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.   Shirkii madasha Wadatashiga ee maamul goboleedyada Soomaaliya ee todobaadkii hore kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu…

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar Ma Xisbiga Kulmiye ayuu Ku Biiray Mise Xisbiga Kulmiye ayaa Ku Biiray? Faallo Suxufi C.laahi Maxamed Cali

Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Sooyaalka argtiyaha siyasadeed Prof Axmed Ismaaciil Samatar ma ah kuwa ku bilaabmaya intii uu shaaciyey in uu quus ka joogo aragtidii uu mudada ay jirtay Somaliland ee dheer uu difaaci jiray ee “Wada jirka Soomaaliya” oo ay qayb ahaan isaga xagiisa Somaliland ka mid ahayd wadajirkaas oo difaaceeda sidoo kalena weerar ku…

Read More

Qudhaanjada Ku Qaniinta Ha Dilin ee u Mahadnaq.(Xogta Dahsoon Iyo Bisha Ramadaan) DAAWO

Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Qudhaanjadu waxay ka mid tahay Xasharaadka yaryar ee meelkasta oo caalamka ka tirsan laga heli karo, hadii ay ku qaniinto qudhaanjadu ha ka xanaaqin, hana u qaadanin inay waxyeelo kuu gaysatay, hana ku fekerin inaad disho, sababtoo ah qaniinyadeedu waxay kuu leedahay faa’iido waana in aad ugu mahadnaqdaa (inkastoo ilaahay leeyahay…

Read More

DAAWO: Prof : Axmed Ismaaciil Samater oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Boorama,14,6,2016 (QJ/SDN) – Prof : Axmed Ismaaciil Samater ayaa si rasmiya ugu biiray  xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye, waxana munaasabad balaadhan oo lagu qabtay Magaalada Boorame ka soo qayb-galay madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici hogaanka xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayay Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha xisbigaasi iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo….

Read More

Biyo La’aan Ka Tagaan Magaalada Boorama

Boorama,14,6,2016 (QJ/SDN) – Wararka naga soo gaaraya Boorama ayaa sheegaya in biyo la’aan ba’an ay faro kulul ku heyso magaalada Boorama. Biyo yarida ayaa waxaa loo aanaynayaa abaartii dhawaan lasoo maray dhamman dalka qeybihiisa kala duwan; ceelashii ayaa badanaa guray magaaladaas oo ka tirsan gobolka Awdal. Inkastoo roobab badan ay gu’gii ka da’een Awdal hadana…

Read More

Donald Trump: Somalida Mareykanka ku Nool Waxay doonayaan inay ku biiraan Kooxda ISIS

Washington,14,6,2016 (QJ/SDN) – Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Marykanka, Donald Trump, ayaa mar kale ku celiyay baaqiisii ahaa – in Muslimiinta laga Mamnuuco in dalka Mareykanka ay soo galaan. Trump oo khudbad jeediyay ayaa ku sheegay in Soomaalidu ku Nool dalka Mareykanka ay doonayaan inay ku biiraan Ururka Daacish ama ISIS. Isagoo ka hadlay dhacdadii maalin…

Read More

Dhoofka Xoolaha nool oo ka bilowday Kismaayo [Daawo]

Kismaayo,14,6,2016 (QJ/SDN) – Dekedda magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhoofay ku dhawaad 1,200 oo neef oo lo’ ah, kuwaa oo laga kala keenay gobollada Jubaland. Xoolahan oo dhammaantood ahaa lab ayaa waxaa loo dhoofinayay dalka Masar ayadoo ay dhoofinayeen ganacsatada rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubaland ee JCCI. Maareeyaha dekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan oo warbaahinta…

Read More

Shaybaarkii Xannaanada Xoolaha Soomaaliya oo Maanta Dib loo Furay Mudo fog Kaddib

Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) -NWasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Somalia iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho – ayaa Maanta si Wadajir ah Xarigga uga jaray Sheybaarka Dhexe ee Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Dr. Maxamed Muuse Yusuuf  oo ku hadlay magaca hay’adda QM u Qaabilsan cunnada iyo Beeraha ee FAO, oo goobta ka hadlay…

Read More

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu Qabtay Raashin Dhacay oo loo Waday G/Gedo

Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka booliska ee ka hawlgala garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa maanta Gaacanta ku dhigay Raashin dhacay oo ka koobnaa Noocyada kala duwan oo ay leedaha Hay’adda Cunnada Aduunka ee WFP. Raashinkan oo ka koobaaa; Galley, Masaggo (Haruur), Misir iyo noocyada kale ee miraha ayaa ah kuwo aan la cuni karin, iyadoo la sheegay…

Read More

Taliyihii Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo Xilkii laga Qaaday iyo Taliye KMG ah oo la Magacaabay

Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka (NISA), Jen. C/raxmaan Maxamed Tuur-yare. Xasan Sheekh, ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, iyo isagoo tixgelinaya baahi la xiriirtey in is-beddelada lagu sameeyo Hoggaanka…

Read More