“Hadii Dhinacayagu ku Qanci Waayo Go’aanka Gudida Diiwaangelinta Waxaan Racfaan u qaadan doonaa Maxkamada Sare,Laakiin Faysal Halkaas ayuu Isagu afka dhulka dari doonaa” Cali Guray
Waxa Na Deeqa Cadaalad,Wax Ka Yar Iyo Wax Ka Badan Midna Dooni Mayno Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay hadii go’aanka ka soo baxa gudida diiwaangelintu uu Raaligelin waayo Talaabada Kale ee u furan,Waxaa kale oo uu ka hadlay Hadii Go’aankaasi…
