Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa oo Laga Mamnuucay Isticmaalka Mobilada
Hargeysa,2,6,2016 (QJ/SDN) – Shaqaalaha iyo hawlwadeennada kala duwan ee ka hawlgala madaarka caalamiga ah ee caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah looga mamnuucay inay isticmaalaan, isla markaana ku hadlaan telefoonka gacanta (mobile) muddada lagu gudo jiro shaqada madaarka. Maamulaha Guud ee madaarka caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Mr. Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa qoraal kooban oo…
