AMISOM oo Muqdisho ka Furtay Xero Cusub oo lagu Tababarayo Ciidamada Somalia
Muqdisho,1,6,2016 (QJ/SDN) – Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], ayaa shalay Magaalada Muqdisho ka furay xero cusub oo lagu Tababari doono Ciidamada Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Millat Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira oo Xarigga ka jaray xeradaas, ayaa ka sheegay furitaankii xeradaas in loo isitmcaali doono sidii tababar loogu siin lahaa ciidamada Somalia,…
