SONYO Oo Dhallinyaro Qaranjoog Iyo Qurbe Joog Ah Isugu Keentay Dood Cilmiyeedka Horumarinta Dalka
Hargeysa,14,7,2016 (QJ/SDN) – Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa shalay kulan ballaadhan Caasimadda Hargeysa ugu qabatay boqollaal dhallinyaro ah oo reer Somaliland ah, kulankaasi oo ujeedadiisu daarnayd is dhex galka iyo wax wada qabsiga dhallinyarada reer Somaliland ee Qaran Joogga ah iyo kuwa Qurbo Joogga ah, kulankaasi oo ahaa dood cilmiyeed iyo su’aalo la…
