Taariikh Kooban: Marxuum Cabaas Idiris(John Drysdale) oo Shalay Aas Qaran loogu Sameeyay Magaalada Hargeysa DHAGAYSO
Hargaysa 13.July 2016 (SDN/QJ):- Allaha u naxariistee waxaa Shalay Xabaalaha masallaha ee magaalada Hargeysa lagu Aasay Cabaas Idiris oo markii hore la odhan jiray John Drysdale. Marxuumka waxaa aaskiisa ka qaybgalay madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, wasiiro ka tirsan xukuumadiisa, xildhibaano ka socda baarlamaanka Somaliland, danjirrayaal iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool…
