Gudoomiyaha Hay’ada Maamusha Voice of America Radio oo Lagu Xidhay Magaalada Moscow ee Ruushka & Saamaynta Xidhiidhka Labada Dal
Washington Dc 14.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddiga Warbaahinta ee BBG Jeff Shell, ayaa loo diiday inuu galo dalka Russia, waxaana la xiray dhowr sacaadood, markii uu isku dayay inuu socdaal shaqo ku tago magaalada Moscow, toddobaadkan. Shell oo ah guddoomiyaha hay’adda BBG ee maamusha Voice of America, Radio Free Europe iyo warbaahinta kale ee…
