Magaca iyo beesha Ninkii fuliyey weerarkii shalay lagu qaaday hotel SYL oo la shaaciyey

Muqdisho 31.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Idaacadda Andallus ee ku hadasha codka Al-shabaab ayaa baahisay cod laga duubay ninkii fuliyey weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.   Ninkan ayaa Al-shabaab waxay magaciisa ku sheegeen Jaabir C/llaahi Diiriye oo 44 jir ahaa, kuna dhashay degaanka Buusaar ee gobolka Gedo, waxayna Al-shabaab sheegtay…

Read More

Wasiirka Arrimah Dibedda Somaliland oo kulan balaadhan  la  yeeshay  Mashaaikhda Jaamacadda  AL-Azhar , Cairo

Qaahira 31.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Wefdigii u hogaaminaayay Wasiirka Arrimaha Dibeda JSL Dr. Sacad Ali Shire ayaa kulan  kula yeeshay Magaalada Qaahira Gudoomiye ku-xieenka Jamacadda  Al-azhar Sh. Dr. Abas Shomaan. Xarunta Jamacadda Al-Azhar  ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay wasiirka iyo Saraakiishii ku weheliyay safarka shaqo. Wasiir Sacad ugu horeyn wuxuu sheikh uga mahad celiyay soo…

Read More

Madaxweynaha Maaamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland oo magaalada Jabuuti kulan kula qaatay  Madaxweyne Geelle

Jabuuti, 31.August 2016 (SDN/QJ): – Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Turkiga ayaa maanta kulan gaar ah magaalada  Jabuuti  ee caasimadda dalka Jabuuti kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan dhexmaray labada Madaxweyne ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta  xiriirka qotada…

Read More

Wasiirka Arimaha Afrika ee Ingiriiska oo cambaareeyay qaraxiii shalay kadhacay Muqdisho

Muqdisho 31.August 2016 (SDN/QJ):Wasiirka Arimaha Bariga Dhexe iyo Afrika ee dawlada Ingiriiska, Tobias Ellwood ayaa cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho. Tobias Ellwood wuxuu sidoo kale tacsi u diray dadkii eheladoodu ku geeriyoodeen qaraxaa. Bayaan uu soo saaray shalay ayaa Ellwood uu ku sheegay inuu si aad ah u cambaareeynaayo weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyo Guddoomiyaha KULMIYE oo ka qaybgalay Qallinjabinta Jaamacadda Timacadde ee Gabiley + Daawo MUUQAALKA & SAWIRADA

Gabiley 31.August 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyo Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay qallinjabinta dufcadda afraad ee Jaamacadda Timacadde ee Gabiley maanta. Madaxweynaha iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin wasiirro ka tirsan golaha xukuumadda…

Read More

Magacyada Iyo Beelaha Ay U Dhasheen Xubnihii Al-shabaab Ee Fuliyey Qaraxyadii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Gaalkacayo & Kuwii Qorsheeyay

Gaalkacayo, 31 August, 2016 (SDN/QJ): – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa Shalay soo Bandhigay magacyada iyo Beelaha ka soo jeedeen Dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo diyaariyey Saddex Qarax oo Toddobaadkii hore ka dhacay Magaalada Gaalkacayo qaybta Puntland. Maamulka Puntland, ayaa Ciidamada Amniga faray inay soo qab-qabtaan Dagaalyahannada Al-shabaab ee ka dambeeyay Saddexda Qarax oo…

Read More

Laba Wasiir oo Xukuumadda ka Tirsan Iyo Afhayeenka Madaxtooyada oo Hadal dareen Dhaliyey Ka Jeediyey Kulan Madaxweyne Siilaanyo la Yeeshay Safiirka Uk ee S.land iyo Somalia DAAWO

Hargaysa 31.August 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Ingiriiska u Qaabilsan Waddamada Somaliland Iyo Somalia Harriet Mathews oo Booqasho Ku Joogta Caasimada dalka ee Hargaysa. Wasiiradda Arrimaha Gudaha Mudane Faratoon,Warfaafinta Mudane Caddaani iyo Afhayeenka Madaxtooyadda Xuseen Dayr ayaa Markii Kulanku dhamaaday la hadlay Warbaahinta Dawlada Iyadoo aanay…

Read More

 “Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashooyinku Wuxuu Dhaawacayaa Sumcadda Somaliland”…..Danjire Harriet Mathews

Hargaysa 31.August 2016 (SDN/QJ):-Safiirka dawlada ingiriiska u qaabillsan arimaha Somaliland iyo somalia Danjire Harriet Mathews ayaa waxay sheegtay in ingiriisku taageerayo nidaamnka dimuqraadiyadeed ee Somaliland,balse dib u dhac ku yimaada doorashooyinku dhaawacayso sumcadda Somaliland ee dimuqraadiyadda. Danjire Harriet waxay sheegtay inay kulan la yeelatay xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda,gudoomiyeha maxkamadda sare oo ay…

Read More

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo Maareeyaha Cusub Ee Dekeda Berbera Oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Iyo Ujeedada Socdaalkoodu Daaran Yahay

Dubai 31.August 2016 (SDN/QJ):-Saddex xubnood oo kamid ah golaha wasiiradda Somaliland iyo maareeyaha cusub ee dekeda magaalada berbera ayaa wararku sheegayaan in safar ugu baxeen dalka imaaraadka carabta gaar ahaana magaalada Dubai. Wasiiraddan saddexda ah ee u baxay magaalada Dubai ayaa waxa naloo sheegay inay kala yihiin wasiirka madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,wasiiradda maaliyadda Samsam…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Laamaha Dawlada Iyo Hay’adaha Madaxa Bannaan u Soo Jeediyey in Suxufiyiin Ajaanib ah oo Ogolaansho ka Haysan Wasaarada Warfaafinta inaan la Keenin

Hargaysa 31.August 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Wareegto uu soo Saaray Waxa uu ku Sheegay in aanay Dalka Iman Karin Suxufiyiin Ogolaansho ka Haysan Wasaaradda Warfaafinta.

Read More

Somaliland Iyo Masar oo Ku Heshiiyey in Deeqaha Waxbarasho Qoondadeeda Gooni laga Dhigo Somaliland SAWIRO

Qaahira 31.August 2016 (SDN/QJ):-Wefdigii uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibedda JSL Dr. Sacad Ali Shire  si heer sare ah  loogu soo dhaweyay dalka masar ,  wefigu waxay la  kulmeen wasiirka khaarijiga dalka Masar Dr.Samix Shukri , kulanka labada wasiir ayaa waxaa u ka dhacay xarunta wasaaradda Arrimaha dibedda Masar, gaar ahaan  xafiiska wasiirka khaaarajiga. Waxay labada…

Read More

Kumanaan Tahriibayaal ah ay ku jiraan Soomaali oo laga bad baadiyay Xeebaha Liibiya

Roma 31.August 2016 (SDN/QJ):-Maraakiibta Dowlada Talyaaniga ayaa xeebaha u dhaxeeya Wadamada Liibiya iyo Talyaaniga waxa ay ka badbbaadiyeen Kumanaan qof oo Thariibayaal ah una badnaa dad kasoo jeeda Wadamada Ereteria iyo Soomaaliya.   Hay’adda ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in maalintii shalay ciidamada Badda dalka Talyanaiga soo bad baadiyeen Tahriibayaal…

Read More

Xaafado ku yaalla Berbera oo biyo yaraan ka Cabanaya, Wakaalada Berbera iyo Wasaarada Biyaha oo hadalo is khilaafsan kaga hadlay Cabashada Shacabka

Berbera 31.August 2016 (SDN/QJ):-Magaalada Berbera ee gobolka Saaxil  xaafado ka mid ah waxaa jirta biyo la’aan taasi oo shacaku cabasho ka muujiyeen.   Qaar ka mida ah Hooyooyinka ku nool Xaafada Finland ee magaalada Berbera oo shalay Idaacada BBCda la hadlaya ayaa sheegay in Toddobadii bilood ee u dambeeyay ay biyo la’aayeen kadib markii  ay…

Read More

Magaalada Wehelka la Ah Qaraxyada ee Muqdisho oo uu Maanta ka Dhacay Qarax Lagu Hoobtay & Wasiirada Dhalasho ahaan ka Soo Jeeda Somaliland oo Ku Dhaawacmay DHAGAYSO

Muqdisho 30.August 2016 (SDN/QJ):-Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay 30 ka badanna wey ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday gaari oo maanta ka dhacay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Hotel SYL ayaa waxa uu kasoo horjeedaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Agaasimaha Ambalaasyada Gargaarka degdegga ee Aamin Muqdishi Dr C/qaadir C/raxmaan Xaaji Aadam ayaa sheegay in 22 qof…

Read More

Prof Cali Khaliif oo Ka Hadlay Qaabka Ay Somaliland ula Hadlayaan & Shaki uu Geliyey Halka uu ku Sugan Yahay Wasiirkii Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye DAAWO

Buuhoodle 30.August 2016 (SDN/QJ):-Prof Cali Khaliif oo ka mid ah hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo oo dhawaan xukuumadda Somaliland shaacisay inay wada hadal la galayaan ayaa ka hadlay wada hadalkaasi iyo sida ay uga qayb qaadanayaan .Dr- Cali Khaliif ayaa kooxda uu hoggaamiyo ku guubaabiyey in wada hadalkaasi tallo laga yeesho inta shir la iskugu yimaado,waxaanu codsaday…

Read More

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Go’aanka Xukuumadda Ka Gaadhay Lixda Goobood Ee Waqooyiga Hargeysa & Talo Bixin uu Soo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay go’aanka Xukuumaddu ay ka gaadhay qabashada Diiwaangelinta lixda goobood ee Waqooyiga Hargeysa oo muran ka taagnaa. https://www.youtube.com/watch?v=CdiwKS14n28

Read More

Labada Agaasime Guud Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Madaxa Iskula Jira Iyo Degreeto Kale Oo Aan Saxaafada La Soo Marin Oo Muran Kale Abuurtay

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Labada Agaasime ee uu Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u soo wada magacaabay Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland ayaa madaxa iskula jira,Islamarkaana si weyn ugu muransan kala duwanaanshaha Shaqada uu mid waliba ka qabanayo Wasaaradda, Waxaana Jira dhaq dhaqaaqyo uu mid waliba dhinaciisa ku sheeganayo shaqadii uu markii hore qaban jiray Halkii agaasime ee ay…

Read More