“Ujeedada Sool La Ii Geeyay Waa In Aan Fuliyo Siyaasadda Dawladda, Awdalna Waxa Walaaqaya Siyaasiyiin……” Ramaax

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):-Badhasaabkii hore ee gobolka awdal ahna badhasaabka cusub ee laascaanood Maxamed Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay in siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka awdal oo jooga Hargeysa ay waddaan olole ay ku baayactaan. Islamarkaanna wuxuu sheegay in magacaabida gobolka Sool tahay in aan fuliyo siyaasadda xukuumadda. Ramaax wuxuu sidaa ku sheegay mar uu…

Read More

‘’Iima Banaan Wax Kale oo aan Ka Idhaa Lixda Goobood ee Xayiraada Laga Qaaday aan ahayn Hadeer Waxa Jooga Hadmaan Ka Afeeftay’’ Cali Guray

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid ayaa Ku Tilmaamay Talo Timid Xili Xeedho Iyo Fandhaal kala dhaceen taas oo uu ku sifeeyay dhawaqa ka soo Baxay Xukuumadda ee Sheegaya in Lixda Goobood ee Muranku ka Taagan yahay Gobolka ay raacayaan ee Guban Iyo Ceel Sheekh,Waxaanu ku dooday inay Tiro aad…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Cadaysay in Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu ay ka Qabsoomi doonto Lix Goobood oo Muran adagi ka Taagnaa DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):-Xukuummadda Somaliland, ayaa caddeysay in diwaangalinta codbixiyayaasha laga bilaabayo lix goobood oo Waqooyiga Hargeysa ah, kuwaasi oo tan iyo wakhtigii Cod-bixintu ka bilaabantay Somaliland muran ka taagnaa. Wasiirka Arrimaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa Wareegto uu Soo Saaray ku Shaaciyey in Hawlgalka Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu ay Ka Qabsoomi doonto Deegaanada…

Read More

Ujeedada uu Daaran yahay Shir uu Gudoomiye Muuse Biixi Iclaamiyey in Lagu qaban doono Magaalada Burco DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Bisha 10aad ee sanadkan la filayo in xukuummada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ay ku shiraan Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa diyaar garow wanaagsan laga dareemayaa Laamaha kala duwan ee dawlada Somaliland. Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa sheegay in si wayn loogu diyaar garoobo shir ay dawlada Somaliland…

Read More

“Aniga Waxa La i Odhan Jiray Qabo [Laakiin] Buug la Iigu Magac daray baa [Qabyo-tire] Dusha Lagaga qorey, Buugaasina…..” Gudoomiyaha Gobolka Togdheer DAAWO

Burco 29.August 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin (Qabo), ayaa sheegay inuu 29 Arday oo uu gobolka Togdheer ku yeeshay Ardaydii Kaalmaha ugu sarreeya sannadkan 2016-ka ka gashay Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo dhexe uu u helay Waxbarasho bilaa lacag ah oo Jaamacadaha u badan. Waxa uu Badhasaab Qabo sidaa ku sheegay Munaasibad lagu qabtay habeenkii…

Read More

Haweenay la dhalatay Xaaska Tony Blair oo Difaacday Xidhashada Xijaabka DAAWO

London 29.August 2016 (SDN/QJ):-Gabadha la dhalatay xaaska Ra’iisul wasaarihii hore ee Britain Tony Blair oo lagu magacaabo Lauren Booth oo markey Islaamtay loogu yeeray Sarah ayaa difaacday xirashada dharka dumarka Islaamka xirtaan ee xijaabka iyo kan lagu dabaasho ee loo yaqaan burkini, iyadoo tilmaamtay in bulshada kale ee islaamka aheyn aysan wax dhibaato ah u…

Read More

Buuxinta Jagadii uu ka Geeriyooday alle ha u Naxariistee Garaad Abshir Saalax oo dhalisay in Laba ka mid ah Wiilashiisu ay isku qabsadaan DAAWO

Widh Widh 29.August 2016 (SDN/QJ):-Kadib Markii uu dhawaan Geeriyooday Garaad Abshir Saalax ayaa Waxaa Dhaxaltooyadiisii isku qabsaday Laba ka mid ah Wiilashii uu Marxuunku ka tegay. Gudida Beesha Guuleed Garaad ayaa shaaciyey inay doorteen in Garaad Maxamed Garaad Abshir uu Noqdo Garaadka Guud ee beeshooda Waxaana taas qaadacay Wiilkii Curad ee Marxuunka C.risaaq Garaad Abshir.

Read More

Mujaahid Madaxwaynaha ugu Baaqay inuu Qabto Shir Qaran oo lagaga Wada hadlo Saami Qaysiga Dawladnimada Somaliland DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa madaxwayne Siilaanyo ugu baaqay inuu shir qaran oo loo dhanyahay iskugu yeedho dhamaan shacabka Somaliland Guddo iyo dibadba. Mujaahid Guurre, waxaa uu sheegay in dalku u baahanyahay in la is wareysto halka loo socda iyo meesha la marayo islamarkaana si isku…

Read More

Wiil la dhashay Orodyahanka Caanka ah Mo Faarax oo Dalka Ingiriiska laga Masaafurinayo

London 29.August 2016 (SDN/QJ):-Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa qoray in wiil la dhashay orodyahanka Mo Faarax laga soo musaafurinayo dalka Ingiriiska lana keenayo dalka Somaaliya. Axmed Faarax oo 27 sanno jir ah ayaa soo maray xabsi uu soo qaatay mudoo 4 sanno ka badan ayaa sheegay in hay’addaha socdaalka u sheegeen in laga musaafurinayo dalka Ingiriiska…

Read More

Waa Maxay Cilmiga Caafimaadka Bulshadu, dalku baahi intee leeg ayuu u qabaa? DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Waa maxay Cilmiga Caafimaadka Bulshadu, dalku baahi intee leeg ayuu u qabaa, Yaa dhigan kara, Waa Maxay Ujeedooyinka Barashada Caafimaadku Bulshadu, Qofku Markuu barto halkuu ka shaqayn karaa, Su’aalahaas iyo Su’aalo Kale waxa ka jawaabay, Macalin Sacad Axmed, oo ah khabiir ku xeel dheer Caafimaadka Bulshada ayaa Qodobkan faahfaahiyey.

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo deeq u soo diray wadammo Somaliland ku Jirto.

Ankara 29.August 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan ayaa deeq la xidhiidha munaasibadda Ciidul-Adxa u soo diray wadammo caalamka ka tirsan oo Somaliland qeyb ka tahay. Deeqdan Madaxweyne Erdogan u soo diray dunnida Muslimka oo la xidhiidha munaasibada Ciidul-Adxa ayaa wadammada loo qorsheeyey in la gaadhsiiyo ka mid yihiin Somaliland, Syria, Jarablus, Aleppo,…

Read More

Muxuu Daaranaa Asaaska-Qaran ee Maxamed Cali Samatar? Xildhibaan C.raxmaan Yuusuf Cartan

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):-Qoraalakan waxan u holladay  markii la icaalamiyey in Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar aas-qaran loo sameeynayo, haseyeeshe dib baan u dhigey, anigoo is leh yaanay caadifadi soo dhexgelin. Maanta oo muddo toddobaad ka badani ka soo wareegetey ayaan go’aansaday inaan arrintaa eryo kooban ka idhaahdo. Kumuu Ahaa Samatar? Beryahanba waxay reer Somaliland…

Read More

Galmudug oo Sheegtay inay Puntland Ciidamo Dul Dhigtay,Waa Maxay Sababtu? DHAGAYSO

Caddaado 29.August 2016 (SDN/QJ):-Maamulka Galmudug ayaa sheegay  inay dawlada Puntland soo dhigtay Ciidamo Tiro badan goobaha ay isaga dhowyihiin Galmudug iyo Puntland.   Wasiirka dowlaha Arrimha gudaha ee Maamulka Galmudug Cumar Maxamed Gureey oo la hadlay Warbaahinta  magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  Puntland ay Ciidamo badan soo dhoobeen Xadka ay Maamulkooda la wadaagaan Puntland.  …

Read More