Cumar Al-Bashir-ka Suudan oo wacad ku maray inuu Afrika ka xoreyn doono gumeysiga cusub
Khartuum,1,8,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Suudaan Cumar Xassan Al-Bashiir ayaa wacad ku maray shalay galinkii dambe mar uu khudbad ka jeedinaayay caasimada dalkaa ee Khartoum inuu ka xoreyn doono qaarada Afrika gumeysiga cusub. Wuxuu Madaxweynaha Suudaan Cumar Xassan Al-Bashiir sheegay inay ka go’an tahay inuu burburiyo macaahiida caddaalad darrada uuna ka xoreyn doono Afrika gumeysiga cusub…
