Waddanka Ethiopia oo Wajahaya Mustaqbal aan Caddeyn,Werwerka laga Muujiyey Xoriyad La’aanta Hadalka iyo Kacdoonada Bilaabmay
Washington 03.July 2016 (SDN/QJ):- Bare Culuumta Siyaasadda dhiga oo fadhigiisu yahay dalka Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Ethiopia ay wajaheyso mustaqbal aan caddeyn, haddii ay qaban weyso doroasho xor iyo caddaalad ah. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo tobanaan kun oo qof oo ku nool magaalada Gonder ee gobolka Amxaarada ee dalka Ethiopia ay qabanayaan dibadbax…
