Xildhibaan Rayte oo Sheegay Heshiis Afar Dillaal Dekedda Berbera ku wareejinayaan inaan loo baahnayn DAAWO
Hargaysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Sanaag, ayaa shaaca ka qaaday in madmadaw badani ku jiro Heshiiska wareejinta Dekedda Berbera ee Xukuumadda Somaliland la gashay Shirkadda Dubai Ports World, isla markaana waxa uu sheegay in Xukuumaddu qarinayso wax badan…
