Shan Gaadhi oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Kaantaroolka laascaanood dhaawacayna Taliyihii Socdaalka Gobolka Sool
Laascaanood 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Waxaa Shalay Galab Ciidamo ka tirsan Kuwa Milateriga Somaliland ay soo weerareen kaantaroolka bari ee magaalada laascaanood oo ay gacanta ku hayaan ciidamda booliska Somaliland, Ciidamada weerarka geystay ayaa waxaa wetey nin ka mida saraakiisha ciidamada Somaliland ee qaybta 12aad , Ciidamada kaantaroolka weeraray ayaa waxa ay ka degeen baabuurtii…
