Golaha Wasiiradda Dawlada Federaalka oo ka hadalay Xoojinta Amaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab
Muqdisho 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wada jira u go’aamiyay in lasii laba jibbaaro dagaalka lagula jiro kooxda nabad diidka ee Al-shabaab. Kulanka golaha wasiirrada oo uu shir guddoominayay R/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte,ayaa si weyn loogu gorfeeyay adkaynta ammaanka dalka,dardar gelinta iyo baacsiga kooxda argagixisada…
