Tirada Ciidammo Galmudug ka tirsan oo Diyaaradaha Maraykanka & SPI-da Puntland ku laayeen Bariga Gaalkacyo
Gaalkacayo, 29 September, 2016-(SDN/QJ) –22 Askari oo ka tirsan Ciidammada Maamulka Galmudug, 16 kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii ay Duqeeyeen Diyaarado ka tirsan kuwa dagaalka ee Maraykanka iyo Ciidammo ka tirsan Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo weerar ku qaaday Xero Ciidammada Galmudug ku lahaayeen Bariga gobolka Mudug, sida uu sheegay Wasiirka Amniga Galmudug…
