Muuse Biixi oo Jawaab ka Bixiyey Weedho C/Raxmaan-Cirro ku Duray, Madaxweynahana Dardaaran Siiyey

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ahna Musharraxa jagada Madaxweynaha ee Xisbigaas, ayaa ka jawaabay weedho Guddoomiye Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan-Cirr ku duray KULMIYE, isla markaana ka hadlay arrimo kala duwan oo qabashada doorashada Madaxtooyadu ka mid tahay. Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu soo jeediyey Madaxweyne Siilaanyo inuu…

Read More

Waa Maxay Sababta uu Isu Casilay Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Puntland?

Garoowe 27.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Warfaafinta Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Maxamuud Xasan Soocadde, ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Wasaarda Warfaafinta Puntland, Waxaanu sheegay inuu Madaxweynaha u gudbiyey Warqaddiisa Istaqaalada. Maxamuud Xasan Soocadde waxa uu iscasilaaddiisa ku tilmaamay mid shaqsiyadeed iyo arrimo isaga u gaar ah, isagoo meesha ka saaray inuu jiro khilaaf u dhexeeya…

Read More

Go’aankii Maxkamada Sare Faysal iyo Jamaal Iyamuu Waasan ugu Baryay?

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Go’aannada maxkamadduhu inta badan siyaasadda ay ka soo saarraan waxa ay noqdaan kuwa lagu kala calaf-qaado oo soo af-jara khilaafka dhinacyada doodda sharciga ahi ka dhexayso. Sidoo kale waxa ay go’aannadu mararka qaar noqdaan kuwa dhinac lagu tukhaan-tukhiyo si hadhow cidda wax loo xukumay badi ay afka ciidda ugu galiso, ciddii laga…

Read More

”Budhcad ma aha Dhallinyarada Somaliyeed ee ku Xabisan Xabsiyada adduunku”

Muqdisho 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Dhallinyarada Soomaliyeed ee ku xidhan waddamada caalamka ee lagu eedeeyay inay yihiin budhcadbadeed aanay ahayn, balse ay yihiin Kalluumeysato. War-saxaafadeedka, ayaa soo baxay kaddib markii Dalka Hindiya ay ku xukuntay dil Toogasho ah 50-dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaa soo lagu eedeeyay inay yihiin Burcad-badeed.

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh oo Soo Bandhigay Xannuuno la Deris ah Madaxweynaha Punt land Cadeeyeyna in Khaatumo Cida ay Wax ka dhexeeyaan ay Tahay Somaliland DAAWO

Buuhoodle 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa markii Kowaad Jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.weli Gaas oo hore u sheegay in Prof Galaydh uu qabo Xannuun Qofka Jeclaysiiya Qofkii uu la dagaalamayay Waxa uu Prof Galaydh Sheegay in Xannuunka uu isku og yahay…

Read More

Siyaasiyiinta Somaliland ee Muqdisho Jooga oo Qaaddacay Guddi loo magacaabay Soomaaliya DAAWO

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiinta u dhashay Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa shaaciyey inay qaaddaceen Guddiga xallinta Khilaafka doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo uu Garoowe kaga dhawaaqay Raysal-wasaare Cumar Cabdirashiid Cali. Siyaasiyiintan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay inaanay waxba ka ogeyn go’aanka uu Raysal-wasaaruhu ku magacaabay Guddigaas,…

Read More

Madaxweyne Gaaska Punt land oo Xaruntiisa Madaxtooyada Ugu Goleeyay Isimo Reer Punt land ah iyo Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid oo Isu Taagay Murashax Madaxweyne

Garowe 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa issimada Puntland ugu shiriyey xarunta madaxtooyada Garowe Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashid.   Kulankaan oo ay kasoo qayb galeen isimada Puntland intooda ku sugan magaalo madaxda Garowe ayaa wararka kasoo baxaya shegayaan in Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia ku waydiisanayey odey dhaqameedkaan sidii…

Read More

Dareenka Shacabka Ceel Afwayn Ee Dirirta Colaadu Ka taagan Tahay & Ciidamada RRU Oo Lawareegay Amaanka DAAWO

Ceel-afweyn 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Deegaano ka Tirsan Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag Waxaa Mudooyinkan u danbeeyay ka Taagnayd Xaalad Cakiran oo ka dhalatay Dirir u dhaxaysa Laba beelood oo dhiig iyo dhalashaba wadaaga waxaa deegaamadaasi ku sugan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida iyo Mas’uuliyiin isugu Jira Wasiiro iyo Madax dhaqameedyo. https://youtu.be/ENTYAxi_J6Q

Read More

“Cid Aan Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka WADDANI Uga Tanaasulayaa Ma Jirto..” Guddoomiye ku-xigeenka WADDANI

Boorama 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed oo Shir-jaraa’id Shalay ku qabtay Magaalada Boorama, ayaa sheegay in aanu jirin qof isaga uga xaq leh inuu noqdo Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbigaas. Axmed Muumin Seed oo Maalmihii u dambeeyay Warbaahinta qaarkeed baahinayeen in loo soo jeediyay inuu Cid kale uga…

Read More

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta ku dhawaaqaya Go’aan aad looga sugayey

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo khamiistii la soo dhaafay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, afar sano oo uu ka maqnaa, ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu dhawaaqo Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha. Sheekh Shariif ayaa dhoolatus weyn oo siyaasadeed oo aan horay…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Xasan Sheekh Mr Odawaa oo meel fagaaro ah uga hanjabay Ahlusuna DAAWO

Dhuuso-Mareeb 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odawaa oo kusugan Magaalada Cadaado ayaa hadal umuuqday mid hanjabaad ah waxa uu udiray Ahlusunada kusugan Dhuusomareeb. Wasiirka waxa uu sheegay inay hadda kadib wajahayaan qaabkii Magaalada Dhuuso mareeb ugu rari lahaayeen Galmudug maadama Xaruntii Rasmi Ee Maamulka halkaasi tahay. C/raxmaan Odawaa…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Amaan aan Hore loo arag Hawada u Mariyey Dawlada Imaaraadka Carabta

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud  ayaa sheegay in Dwaladda Imaaraadka Carabta ay kaalin mug leh ka qaadato dib u dhiska Soomaaliya.   Bayaan laga soo saaray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in dalka isutagga Imaaraadka Carabta uu yahay dal saaxib dhaw la ah Soomaaliya mar kastana u…

Read More

“Annaga Candho Meydle Ayaan Nahay,Jowharna 3 Lugood” Dhawaqa Shirka Jawhar DAAWO

Jawhar 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shirka Jowhar ayaa waxa uu yahay weli mid wajahaya dhaliil iyo Cabasho iska soo daba dhaceysa oo kaga imaaneysa magaalada B.weyne. Dhawaan waxa jirtay in Ugaaska Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu diiday in ay udhag raariciyaan warka kasoo baxa Dawlada Soomaaliya madaxdeeda maadama uu sheegay inay wakhtigeedu dhamaaday. Waxaa gaaray…

Read More

Sheekh Shariif oo si Cad u Diiday Dalab Kaga Yimid Dawlada Federaalka Somalia

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno Xubno ka tirsan Guddiga ololaha u qaabilsan Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa inoo xaqiijiyay in Shariif uu diiday codsi kaga imaaday dhanka dowlada. Xubnaha aan xogtaani la wadaagnay ayaa sheegay in dowlada Somalia, ay dalbatay inay ciidamo kale kusoo…

Read More